Saitaj natural products
daawo dhireed Tayo saroleh
15/02/2023
ACT MOVE:
Maxay yihiin faa iidooyinka ACT MOVE?
* ACT MOVE waa daawo dhireed oo awood badan si loo yareeyo xanuunka kalagoysyada iyo guud ahaan lafaha jirka.
* ACT MOVE waxay kaa caawin kartaa yareynta xanuunka kalagoysyada (LAAB-LAABYADA). Sidaa darteed cid kasta oo uu hayo xanuunka kalagoysyada, waxaad isku dhayi kartaa inaad si joogto ah u isticmaasho ACT MOVE.
* Xanuunka Kalagoysyada wuxuu ku dhici karaa Waayeelka iyo Dhalinyaradaba. Xanuun iyo raaxo la'aan ayaa sidoo kale ku dhici kara wax ka badan hal Kalagoys, kaas oo sababi kara raaxo la'aan jirka oo dhan haleesha.
* Xanuunka Kalagoysyada waxaa la kulmi kara qof kasta, yar iyo weynba, taas oo faragelin karta hawlaha maalinlaha ah. Xaqiiqdii, haddii aan wax laga qaban oo waqti dheer socdana, xanuunku wuu ka sii dari karaa wuxuuna keeni karaa dhaawac baahsan oo joogto ah.
* Si aad taas uga hortagto, wali ma isku dayday ACT MOVE waxaa laga sameeyay maaddooyinka dabiiciga ah, dabcan uma baahnid inaad walwasho!
* Ka dhigo ACT MOVE xulashadaada koowaad si aad uga xorowdo xanuunka kalagoysyada ee mararka qaarkood ama badanaa aad la kulanto!
+254745340040 Kenya
08/02/2023
Batugin
Waa sharoobo dabiici ah tayadeedu sareeso waxa ay burburisaa
Dhagaxa kelyaha, dhagaxa kaadi haysta, dhagaxa xamiitida, sidoo kale
Batugin waxay kaa daawenaysaa Kaadi baxsadka, infactionska kaadida, Uric Acid ka.
prostate ka iyo tubooyinka kelyaha oo ay nadiifiso.
kala xiriir wixii faa faahin ah :
0745340040
02/02/2023
SASHA
Dawada Ilkaha ee Sasha waxay ka sameysan tahay geedka Cadiga (Siwak), Liin, si ay ilkuhu ugu ekaadaan caddaan dabiici ah.
Sasha waxa laga sameeyay caleenta Betel, oo neeftaada ka dhigeysa mid Carfeeysa oo raagta, waxayna la dagaalantaa bakteeriyada urta xun ku dhalisa Afka.
1. Ilkaha ayeey kuu cadeeyneeysaa si dabiici eh.
2. Afka ayeey kuu carfineeysaa.
3. Suuska Ilkaha weey kaa daaweeyneeysaa.
4. Gooska xanuunka bakteeriyada ayeey kadileeysaa xanuunka si uu kuu deeyo.
5. Cafimaadka guud ee ilkahaaga aayee ilaalineeysaa.
Kala xiriir wixii faa faahin ah saitajnatural products
0745 340040
01/02/2023
Waxan kuukenay Dawo dhireed tayo saro leh oo kaa baabi ineysa finanka wajiga
Nagala soo xirirr 0745 340040
Dawda cadada oo tayo saro leh Nala sooxiriir254745340040
Kusoo dhawada xarunta daawo dhireedka iyo massage&toobin Nairobi
Batujin waa dawo Kilyaha u fcn oo dhaxangta. Xameetida kasoo Sarta nagala soo xiriir +254745340040
25/01/2023
Galian Rapet :
Waa daawo tayadeedu sareyso, lagana sameeyay dhir. Waxay ka caawisaa Dumarka in ay soo Celiso ama hagaajiso Hormoonada si dheeli tiran.
Calaamada lagu garto haweenka in uu haayo Infakshan.
1- Cuncun dhanka xubinta taranka ah.
2- Dheecaan Xab cad cad burtuq burtuq ah.
3- Xanuun ama gubasho dhanka kaadida ah.
4- Dhabar xanuun.
5- xanuun Galmada inta lagu gudajiro
ah. (xaas hadii aad tahay waaye.).
6- Qandho.
7-qar qaryo iyo dhidid.
8- Daal aan lagaraneyn iyo madax xanuun.
Kala xiriir wixii faa faahin ah herbalpluss Somaliya iyo kenya
+254745340040 Kenya 🇰🇪
Welcome saitaj natural products. Xarun aad kaheli karto daawo dhireed casri ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
1st Avenue
Nairobi
00100
