Dr Juu Beauty&Nutrition

Dr Juu Beauty&Nutrition

Share

Cun Cunta Cafimaad leh oo hel Jir Caafimaad leh

Photos from Dr Juu Beauty&Nutrition's post 21/04/2024

Wa Cookies ka sameesan Neutration badan oo anfacaayo hooyada nuujineeso waxuuna ka saacidaa inay hesho Caano badan oo cunuga uu ku dhargi karo wayna qadan karta hoyada is caateeneso ku so dhawaada

21/04/2024

Wa cookies ay qaadan karto xita hooyada is caateneso oo inay cayisho aan rabin

Photos from Dr Juu Beauty&Nutrition's post 15/04/2024

COOKIES for lactation Mom
0796666974

Photos from Dr Juu Beauty&Nutrition's post 15/04/2024
12/04/2024
12/04/2024

Saliida Avacado Waxay ledahay Faaidoyin Badan oo ay uleedahay
Maqaarka Tinta Wadnaha

Faiidada Maqarka uleedahay

1.Way qoysaa oo Nafaqeesa
oo Cream aya ka dhigan karta ama creamka ku darsan karta

2.Waxay yaraysaa caabuqa iyo cambaarta

Faaidada Ay u leedahay uurku jirta

1 Waxay yaresa dhiiga pressurka iyo cholesterolka

2.Wadnahana Faido ayey uledahay

Faaidada ay u leedahay Tinta

1.Waxay u ficantahay agoolka
2.Waxay u ficantahay Tin jajabka
Iyo Faidoyin kalo oo badan.

Photos from Dr Juu Beauty&Nutrition's post 12/04/2024

Saliida Avacado Waxay ledahay Faaidoyin Badan oo ay uleedahay
Maqaarka Tinta Wadnaha

Faiidada Maqarka uleedahay

1.Way qoysaa oo Nafaqeesa
oo Cream aya ka dhigan karta ama creamka ku darsan karta

2.Waxay yaraysaa caabuqa iyo cambaarta

Faaidada Ay u leedahay uurku jirta

1 Waxay yaresa dhiiga pressurka iyo cholesterolka

2.Wadnahana Faido ayey uledahay

Faaidada ay u leedahay Tinta

1.Waxay u ficantahay agoolka
2.Waxay u ficantahay Tin jajabka
Iyo Faidoyin kalo oo badan.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Parkland Nairobi
Nairobi
00100