Aaliyah musalsals
ThsjsnakbdJ8
Gabadhu waa ay ka tagi kartaa ninka lacagta leh, Sido kale waa ay ka tagi kartaa ninka qurruxda badan.
Balse k**a tagi karto ninka dhibteeda wanaag ugu badalla, Ninka dareensiiya amaan iyo in aanu ka maarmi karin iyada doonayana gabadh kale oo iyada aheyn.
Nin u noqda garrab ilmadeeda masaxaya
waqtigayada ay murugeysaneyd, ninka ka daafaca farogalinta iyo xumantada ay kala kulanto bulashada.
Maxa yeelay qalbiyada laguma kasbado lacag sidoo kalena laguma hanto awood iyo qurrux midna, balse waxa lagu hantaa danaynta, Qalbi fiicnanta iyo dhaqanka wanagsan.🥺❤
Waxaynu la wadaagaynaa Haasaawe dadyaw raba inay soo kabtaan, dadyow raba inay jacayladoodii h**e tusaan inay ka maarmi karaan. Waxaynu la rafaadaynaa oo aynu rabnaa inaynu daweyno qalbiyo aynaan inagu jabin.🥺💔
Xasuus😔
29/10/2022
Xidhiidhku maaha in la yeesho saaxiib qurxoon ama in la yeesho saaxiibad qurux badan, Maaha raadinta lammaane kugu habboon, qurux badan ama qani ah.
Xidhiidhku waa in la helo qof ku ixtiraama, ku danaynaya, ku fahmaya, kugu faanaya in uu ku haysto, kugu jecel sida aad tahay, ee maaha sida aad u dhaqmayso Saxiib.🥺❤
10/07/2022
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Dhoofo
Parklands
JAYNIS
