Amal cayni

Amal cayni

Dela

Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Amal cayni, Skönhet, kosmetik och hudvård, Almanacksvägen, Gothenburg.

22/02/2022

Inta kebad qadanlahay ado dagal galaya

21/02/2022

Fariin Xanuun badan Oo idiin Kaga timid Walaalkiin Yackow Somali Comedian Man 😭

Magaceygu Waa Ahmed Saadik(Yackow) , Wax badan ayaan idinka Qosoli Siiyay , Farxadiina ayaa Wax Walba iiga Muhiimsanaa , Waan Jeclaa Inaan idiinla Siijoogo , 😭😭😭.......

Waxaa Laga Yaabaa inaan Ka Kaco Xanuunkaan Ama Aan Ku dhinto Waayo Dhimashada Walaalkeygii Ajakis Aad baan Uga Naxay ,

Waan Ogahay in geerida Xaq tahay Qof Walbane Camalkiisa Ka Horeeyo Qabriga Wehel Kale Ma leh Aan Ka aheeyn Camalkaaga Wanaagsan ,

Xanuunkan Inaan Ka Kacayo Uma Maleeyn doono , Xanuuno badan ayaan La Soo Kulmay Lkn Kan Waxaa uu iigu Muuqdaa Kaan idiinkaga tagi lahaa Qabrigana idiin Kaga Hormari lahaa

Lkn Fursad ayaan haystaa Taas Oo ah Mid aysan Cid Walba heli Karin Marka laga reebo Qof ay umaddiisa Aad I Jecel yihin Sideeyda Oo Kale Waana Hubaa inaad i jeceshihiin
furaadda Aan Qalbiga Ku riixda ayaa Ah
😭😭😭😭😭😭😭Ducadiina😭😭😭😭😭👇

Walaal Maanta Ducadaada ayaan U
baahanahay Iisoo Duceeya Waa Walaalkiin Yackoo Oo isbitaal gudihiisa Ku jira.😭😭😭

👉Waa Maalin jimco ah Si Naxariis Ku jirto Ugu duceya Walaalkiin Yackoo, Maanta ayuu Duco idiinkaga baahan yahay. Siina faafi si ay dadkale Oo tiro badan ugu Soo duceyaan.😭
Insh allh
poge follow dheh like sara sina shergare

10/01/2022

Gabadhey maxad ka amisantahay ex kagi hor
Inuku hayo qalbigisa mise inuka saray

25/12/2021

Shekh badabdo o kahad lay sodohah iyo
Dumarka yaryar
Si share gare like tana sar

25/12/2021

Labada dumara ke qaldan kese sax San
Firkinu wano muhim
Si share link haka ilabin
Ado mahadsan

Vill du placera din affär längst upp i Skönhetssalong-listan i Gothenburg?
Klicka här för att få din sponsrade notering.

Webbplats

Adress


Almanacksvägen
Gothenburg
41533