Mentor Mona Ibra-Mindset Coach

Mentor Mona Ibra-Mindset Coach

Dela

Transforming your life in alignment with Allah and in Tawakkul❤❤

04/06/2026

Dadka badankoodu waxay u maleynayaan in kalsoonidu tahay wax lagu dhasho.
Sidaas ma aha.
Kalsoonidu waxay ka timaaddaa inaad garanayso.

Cidda aad tahay.

Halka aad joogto.

Halka aad u socoto.

Waxay ku saabsan tahay inaad diiddo in wixii kuso maray, sheekadaada, ama ra’yiga dadka kale ay go’aamiyaan qofka aad noqonayso. Qof sidee ah ayaad taahy? Maxad naftada ku qiimayn lahayd? Diyaar ma u tahay inan isbadel dhab ah sameeyso oo aad riyooyinkaga ka rumeyso?

16/05/2026
10/05/2026

Manta bilow ha sugin barito.

TikTok · Mona Ibra|Mentor mindset coach 10/05/2026

The power of forgiveness

TikTok · Mona Ibra|Mentor mindset coach Check out Mona Ibra|Mentor mindset coach’s video.

Vill du placera din affär längst upp i Skönhetssalong-listan i Uppsala?
Klicka här för att få din sponsrade notering.

Webbplats

Adress


Uppsala