Faatzam Beauty Salon
Faatzam Beauty Salon is home of beauty
Henna fatzam beauty salon
Cilaan qurux badan
01/05/2022
EID MUBARAK
Waxaan idin heynaa naqshadaha ciida oo kala duwan oo aan ugu talagalnay ciida qofkii u bahan ha noogu yimaado Xarunteena
24/04/2022
Gacmo Furan Kuso dhawaada Faatzam Beauty Salon Xarunta Qurxinta Dumarka Adeeg tayo sare leh.
Dhawaan ayaan bilaabi doonaa Diiwaangelinta Cilaanka Ciida .
23/04/2022
Dhamaan Macaamiilkeyaga reer Jowhar Waxan ogeysiineyna in Beauty Salon ay idin keentay Qalab Casri ah & Naqshado Cilaan Cusub sido kale Ciidaan waxaan idin kugu diyaar nahay:
1-Cilaan Saar
2-Weji Qurxin
3-Timo dabid
4-Timo Jilcin
5-Timo kalareyn
Sido kale waxeynu si fcn u qaabili doona caruurta anago u diyaarinay Cilaan Naqshadiisu heer sare ah.
.
22/04/2022
Kuso dhawaada Faatzam Beauty Salon Xarunta Qurxinta Dumarka Adeeg tayo sare leh & Soo dhaween Wanaagsan.
22/04/2022
Jumma Mubaral Dhamaantiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jowhar
252
