Dr siizay 2022
mudane ama marwo ku soodhawada gabaya iyo xikmada joogta ah waan kaaga mahad celinayaa sooboqashada began
23/07/2025
27/03/2023
Kipirkaga aya Ku diidey INA ila soo hadasho
Balsa wuxu kugu qaspay INA kor igala socoto
Ramadan muparak All Muslims
15/10/2022
The U17 national team defeated Uganda.
Somalia U17 has reached the final. And they also qualified for the U-17 AFCON in Algeria.
It was indeed a great success.
I care for you
26/09/2022
Waxaa eebe ku abuuray jirka biniaadamka muruq u dhaxeeya caloosha iyo feeraha, muraqaan oo ka qeeb qaata neefsashada loona yaqaan "Diaphragm", waxaa dhacaya in marmarka qaarkood uu muruqaas giigsamo kaasoo keena inuu qofka hingado si lama filaan ah.
Hingadu way istaagtaa daqiiqado kadib, inkastoo markii ay xad naaf noqoto oo cudur isku badasho ay u baahantahay daawayn.
Sida caadiga ah hingadu waxay dhacdaa markii qof si dhakhsa ah wax u cuno ama biyo qabow u cabo isagoo cunaya cunto kulul, qosla ama ooya si xad naaf ah iyo qofkii khamro badan caba.
Hingada markii ay jiro isku badasho waxaa loo yaqaanaa "Singultus", qofka higgo aan kala go' laheen ayuu ku jirayaa, waxyaabaha keenana waxaa ka mid ah in cadaadis uu ku yimaado neerfaha dareenka siiyo muruqa "Diaphragm" neerfahaas oo loo yaqaano "Phrenic nerve".
Hingada caadiga ah waxaa lagu joojiyaa siyaabo kala duwan oo ay ka mid tahay in qofku uu cabo biyo badan isagoo sankiisa cadaadiya ama in xoogaa neefta isku celiya ama is mashquuliya oo tiro 100 gaareysa gadaal gadaal u soo tiriya.
Waxaa kaloo lagu istaajiyaa hingada in qofku uu ku neefsado bac xiran oo sankiisa iyo afkiisa ku daboolan.
Hadii hingadu intaa ku istaagi wayso oo ay gaarto xaalada loo yaqaano "Singultus" oo ah higgo kala go' aan laheen maalmo ama usbuucyo waxay u baahantahay daaweyn, daawayntaas waxay badanaa noqotaa mid kaniini ah.
"Ducadda Waalidka waxaa lagu helaa..." Abwaan Yuusuf Shaacir.
06/09/2022
Diyaarad U Socotay dalka Canada OO Katimid Wadamada Africa Ayaa Laga helay Labo Boorso OO ay Kujiraan 2 Nin.
Labadaan Boorso OO ay Ku jiraan Nimanku Ayaa Laqabtay kadib " Markii Uu Sheegay Ey Wax Uriya uuna qayliyay Markii Lafurayna Laga helay 2 Nin oo kudhex Jira.
Soo qabo Mid ay ka suurowdo sidan Oo kale Aniga waakanAbdifatah Hagerlawe.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Kismayo
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
