Nadiir Islaam 14

Nadiir Islaam 14

Share

descrtption

27/09/2024

Gudomiyaha sportiga D/Howl wadaag Axad kaboota badan ma arkin abid intaan kubada cagta ku dhexjiray Aawina 7bilood Almindadeeda mawaxay dhashay Hal dhibic xata inaanan lala imaan war giriidhi maxa helay!!!!!

05/04/2024

Wa maalin ilaaay oofsaday ayeeyo muslimo ibraahim cabdi😭😭😭

18/03/2024

With Ismail Omar Guelleh – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

22/07/2023

Hadal dhaxal gal ah

20/06/2023

Rag wa shaah

kudarso adna

flow me

like me

shere

12/06/2023

Gorma kugu dambesay inaad dhageesato Nashiidadaan

04/06/2023

Safarka dhulka wa safarka ugu jeclahay

07/05/2023

Waxa is cazilay macalim boo oo ah macalinka xulka jubbaland kaas oo leelinayay xulka kudhawaad todobo Sano asagoo laso hooyay guul iyo guul daraba lama oga sababta is cazilaadiisa kadambeesa

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Calanley
Kismayo