Abdi Awil Hasan 1ST Deputy

Abdi Awil Hasan 1ST Deputy

Share

welcome �

Photos from Abdi Awil Hasan 1ST Deputy's post 05/01/2023

Qorshaha dowlada hoose
Iyo istaraatijiyadda hormarinta dowlada hoose ee kismayo Dr abdi awil
Dowladda hoose ee degmada Kismaayo ayaa burburisay boosas soo galay mid ka mid ah goobaha loo qorsheeyey inay maraan waddooyinka dhowaan laga hirgelinayo magaalada.

Boosaskan ay Dowladda hoose burburisay ayaa ku yaala waaxda Labo-Suul ee Xaafadda Farjanno.

01/01/2023

ASC
dhamaan umada jubba-land gar’ahaan bulshada ku nool kismaayo
 waxaan rabi ka rajeyn in sanadkaan 2023 nooga yeelo mid barwaaqo iyo nabad ah guud ahaan .
 rabi waxan waydiisan in uu nagu guleeyo dhamaan qorshayaasha hormarinta degmada aan gacanta ku hayno si nabad iyo barwaqo ah
 bulshada waxaan ka codsanayaa in ay garab istagaan maamulka degmaad ayna isku naxariistaan
ALLAH MAHAD LEH

Photos from Abdi Awil Hasan 1ST Deputy's post 31/12/2022

Kismaayo: Gudoomiyaha Degmadda Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaay.
Gudoomiyaha waxaa garoonka diyaradaha ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan ku soo dhaweeyey Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ahna Xoghaya Dowladda Hoose mudane Cabdi Cawil Xasan, Gudoomiye ku Arimaha Bulshada ee Dowladda Hoose mudane Najiib Bare Salaad, Gudoomiyayaasha Lixda Xaafadood ee magalada Kismaayo,Gudoomiyaha Dhalinyarada dagmada iyo bulshada qebahayda kala duwan.

25/12/2022

maanat oo ay tahay taariikhdu 25/12/2022
kusimaha gudoomiyaha degmadda kismayo ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad, xoghayaha dowlada hoose,

Dr. Abdi Awil Faragaab,

kulan la qaatay gudoomiyaasha xaafadaha iyo waaxyada degmada kismaayo

gudoomiyaha isagoo tixgalinaayo cabashada iyo codsiga bulshada ku noola xaafadaha , islamrkaas gudoomiyaha oo ka duulaayo siyabaha ay shareecda islaamka u difaacday ilaalinta iyo dhowrista xaq xaquuqda agoonta iyo dadka nugul, iyo waajibadka shaqada dowlada hoose iyo her gelinta habraacyada dowlada ,

___wuxuu faray in ay racaan habraacyada dowlada hoose ayna hergaliyaan sarenta sharciga

____isaga oo ku adkeeyay in ka shaqeeyaan hormarinta bulshada kana fagadaan musuqa ( musuq maasuq safalka) ayna kala sarin dadka ku nool xaafadaha ay gudoomiyaasha ka yihiin,

__isagoo u sheegay in ay jiraan qar kamid ah in ay iibsadaan samalka logu dhiibo dadka maskiinta ah ayna ilaaliyaan xaqiijinta xaquuqda asaasiga agoonta, wayeelada iyo guud ahaan masakiinta ku nool degmada

24/12/2022

Kusimaha gudoomiyaha degmadda kismayo ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad, xoghayaha dowlada hoose,
Dr. Abdi awil faragaab,

•oo kulan muhiim ah maanta la qaatay injineerada ( eng) dhismaha degmadda kismaayo, isagoo faray in ay racaan Qorshaha dowlada hoose
Ayna ilaaliyaan sharciga dowlada u dajisay dhismaha iyagoo raacayaan nashqada hormarinta iyo bilicda dowlada hoose

●Hergelinta Qorshaha Dowlada hoose ●

Photos from Abdi Awil Hasan 1ST Deputy's post 24/12/2022

Kusimaha gudoomiyaha degmadda kismayo ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad, xoghayaha dowlada hoose,
Dr. Abdi awil faragaab,

•oo kulan muhiim ah maanta la qaatay injineerada ( eng) dhismaha degmadda kismaayo, isagoo faray in ay racaan Qorshaha dowlada hoose
Ayna ilaaliyaan sharciga dowlada u dajisay dhismaha iyagoo raacayaan nashqada hormarinta iyo bilicda dowlada hoose

•Kusimaha G/D/K, ayaa ka hadlay ahmiyadda ay u leedahay hirgelinta Qorshaha dowlada hoose,

•isaga oo ku adkeeyay in ay raaacan eng Qorshaha dowlada hoose, si bulshada loogu adeego nashqadka iyo istaraatijiyadda hormarinta dowlada hoose ee magaaladu u noqoto mid ku dhisay nashada dowlada hoose,

•Gudoomiyaha ayaa kula dardaarmay eng in ay si hufan oo xirfad leh ugu dhisan macamiisha guryaha iyadoo la raacayo nashaqada iyo qodobada ku qoran warqada milkiyadda sabaralogada jubbaland,

●Hergelinta Qorshaha Dowlada hoose ●

15/12/2022

Maantay oo ay tahay khariikdu 15/12/2022,
Gudoomiye k/Xigeenka 1aad, ahna xoghaya dowlada hoose. Dr. Abdi awil, Hasan
Xoghaya isagoo ka duulayo qorshaha shaqada
Dowlada Hoose degmada kismaayo
Wuxuu gormeer ku soo maray xaafada new kismayo iyo midnim,

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Kismayo
Kismayo
00000