R.Ugaas page
Ilaahay ayaa leh mahad oo dhan anigo waxan ahay adoon ilaahay leeyahay waxan had iyo jer ilaahay ka
maanta madaxdii somaliya hadalo weerer to weerar ah ayay isku qaadeen ciro o u jawabey jale xasan
27/05/2026
m.weynah dawalada jubaland ayaa maanta meel fagaarah kula dukadey qaar kamit ah bulshada kismaanyo kula dukadey dad weyneh m. weymah aya halkaas ka jeediyay hadal dhaxal galah madoobe waxu sheegey in maanta una ka jirin m.weyne sidaas awgeed xasanow somaliya ha ku celinin shaley
02/04/2026
dhulka ku fiican beeraha hadi ay kadhaato nafaqado laga mahelo tacab fiican oo wax soosaar
South west waxaa ka socoda mah qaab dawladed ee Fadlan sharciga ha loosoqndo dastuurka miyaa lalaley ?
Gudoomiye A.madoobe oo loodiday in USA tago
23/02/2026
abaarah Geeska Africa oo meel halis ah maraaya siiba somaliya madaxda somaliya waxay isku haystaan kursi dadki lahaa abaar ladaaladhaceysa
23/02/2026
abeya axmad oo qaatey diinta yuhuuda xagee loogo soo hagaagaya dee waaka marka diinta cusob qaadane shaley Orthodox ka hor diinta ismlaanka maantana tii yahuuda
Fadlan doorta walaalkin Omar isgaa wax idin garan haya waxat tihi ne ku hadlaaya af somaliya indila dhashay yuhuudi idama jecna
Omar fatax guuleyso inshaa allaah kuwa wada ninka yuhuudiga ah ha ogaadan in uu dhagartooda maleegayo @
dawlada k**a horeeynin mana danbeeymin runti dhamaan waxay ahaayen xukuumado ayna shacabku dooranin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Kismayo
