Suuqa Daawada
Caafimaadkaaga waa mudnaanteena ๐
Suuqa Daawada โ Daawo tayo leh & adeeg hufan
16/04/2026
โจ Vitamin D3 (Life Extension) โจ
Gluten Free | Non-GMO | La Hubiyey
Vitamin D3 waa muhiim si loo ilaaliyo koritaanka iyo adkaanta lafaha, sidoo kale waa muhiim guud ahaan caafimaadka jirka โ๏ธ
๐ Waa maxay Vitamin D3?
Jirkaaga wuxuu sameeyaa Vitamin D marka uu helo qorraxda, laakiin mar walba suurtagal ma aha. Sidaas darteed, waxaa la isticmaalaa kaabis (supplement) Vitamin D3 si loo daboolo baahida jirka.
โ
Faaโiidooyinka Vitamin D3:
โ๏ธ Waxay ka caawisaa maskaxda inay si fiican u shaqeyso
โ๏ธ Waxay taageertaa lafaha iyo difaaca jirka
โ๏ธ Waxay hagaajisaa caafimaadka wadnaha iyo xididdada dhiigga
โ๏ธ Waxay ka caawisaa cadaadiska dhiigga inuu caadi ahaado
๐ Sida loo qaato:
Qaado hal kaniini (1) maalin kasta adigoo cunno la qaadanaya, ama sida uu dhakhtar kuu faro.
๐ Maxaad u dooranaysaa Suuqa Daawada?
โ๏ธ Daawooyin tayo sare leh oo la hubiyey
โ๏ธ Qiimo jaban oo ku habboon qof walba
โ๏ธ Bixinta marka la keeno (COD)
โ๏ธ Adeeg degdeg ah
๐ Gaarsiin Degdeg ah:
๐ฆ 1โ3 maalmood gudaha magaalada
๐ฆ 3โ7 maalmood gobollada kale
Kismaayo oo maanta lagu max ka madeeye nin dil geestay
CHALANGE WAALI EH๐
Qiso xanuun badan๐ฅบ
Hadaa arko waa cawaa๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Balcad
Kismayo
252
