Page ali yare
ali is a young working man 615934007
11/05/2022
welcome friends
28/04/2022
28/04/2022
hambalyo mudane
14/03/2022
hambalyo hambalyo waa caruus qurux badan isku waaara oo ubad baariya kala hela
14/03/2022
madaxweynaha jamuuriyadda somaaliland mudane muuse biixi cabdi oo booqasho taariikhi ah ku tagey mareykanka waa guul u soo hoyatey reer somaaliland m.a hambalyo hambalyo dad weynaha somaalilan meel kasta ok aad jogtaan dal iyo dibadba
14/03/2022
madaxweynaha jamuuriydda somaliland oo booqasho taariikhi ah ku tagey mareykanka waa in si diiran loosoo dhaweeeyaaa waana ku waajib qof kasta oo ah muwaadin somaliland ah haloo koco maantoo kalana masaxaa nafuran waa maalin taariikhi ah reer somaaliland guul guul guul cadowgiinu ha jabo
20/01/2022
Asc asaxaabta wan idin salaamey dhamaantiin soodhawaada
18/01/2022
Allaha u naxariisto walaalkeen ali yare wuxuu nooga maabaan yahay duco ilaahow kitaabkiisa midigta ka sii
Masha allaah shaqadu wey socotaa
16/01/2022
Asc
16/01/2022
Walaalayaal waa farxaddii oo murugo isku bedeshey hal saac ayaa kabdhimaneed farxadda nolosheeda lkn maxaa dhacay wax yar kadib goobtii farxadda ayaa murugo iyo dacsi isu bedeshey innaalilaahi waa in iley rajucuun janatul fardosa allaha ka waraabiyo kitaabkeedana midigta allaha ka siiyo siraadkana allaha u fududeyo marti la jecelyahay allaha ka dhigo
16/01/2022
Wn idin salaamey asaxaabta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
