Difaaca koonfur galbeed soomaaliya

Difaaca koonfur galbeed soomaaliya

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya, Health/Beauty, Fast, Mogadishu.

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 18/07/2025

Manta Oo Ay tahay Maalin Jimco Ah
Tariikhduna tahay 18/7/2025 Waxa ka dhacdey Xaflada Caleema saarka
Malaaqa Besha Shirmooge Oo Ka mid ah belweynta .

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 30/01/2025

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Arimaha Amniga, Bini’addanimada, Maamul Daadejinta iyo Hormarinta Adeegyada Bulshada

Shirka Inta uu socday waxaa Warbixino kala Duwan oo ku saabsan Howlaha shaqo ee loo hayo Bulshada laga Dhagaystay Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Arimaha Gudaha, Biyaha,Caafimaadka iyo Shaqada iyo Shaqaalaha waxaana shirka sido kale lagu Dhaariyey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Mudane Xuseen Maxamed Daahir.

09/09/2024

Waka wadani
💚 ♥️ 💙

09/09/2024

Koonfur galbeed xur ah
🇪🇹

24/01/2024
22/01/2024

CAAWA IYO DOOXA OO
MADAXDA DALKA SOMALIA
KULMISEY 📷

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 03/10/2022

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Nairobi kulan kula qaatay safiirada EU Ambassador, Tina Intelmann

Kulanka Madaxweynaha iyo Safiiradda oo ay sido kale ay ka qeybgaleen Wasiirka Maaliyada, La taliyaha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada waxaa looga hadlay Dardargelinta Mashaariicda Hormarineed,Taageerida Ciidanka Darawiishta Koonfur Galbeed,Hirgelinta Adeegyada Hortabinta uleh Bulshada iyo Taageerida Howlgalada socda ee Lagu Ciribtiraayo Argigixisada Alshabaab.

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 29/09/2022

Xildhibaanadii ugu horreeyey ee Golaha Shacabka ee kasoo jeeda KGS oo ku biirey furimaha dagaalka ee alshabaab lagula dagaalamayo.

General Mahad Abdirahmaan Aadan iyo Generaal Maxamed Shekh Cusmaan Ciirow, Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed ayaa Gaaray Deegaanka Seydheelow oo Saaka Gacan ku hayntiisa 10sano kaddib lagala Wareegay kooxda Alshabaab.

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 16/12/2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Magaalada Kismaanyo kulan kula qaatay Qeybaha kala duwan Bulshada kasoo jeeda Deegaanada Koonfur Galbeed ee ku nool Magaalada Kismaanyo.

Kulanka Waxaa sido kale ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Shekh Cabdi Maxamed iyo Xubno ka socday Gollaha Wasiirada labada Dowlad Goboleed.

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 28/11/2021

Maxamed Cali Xasan ayaa ku guuleystey Kursiga Nambarkiisa uu yahay Hop 103 ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya wuxuuna Heley Codad dhan 78

Halka musharaxii la tartamayey ee mukhtar Cali Ibraahim uu heley codad dhan 18

Waxaana Halaabay 4

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 18/10/2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dowlada aan Walaalaha nahay ee Turkiya oo Maalmahan Magaalada Baydhabo ujoogay Wacyigelinta Bulshada, Tababarida Culimaa'udiinka iyo Taakulaynta Dadka Danta yar.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Fast
Mogadishu
HULE