Dr.Mohamed herbal

Dr.Mohamed herbal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Mohamed herbal, Mogadishu.

Photos from Dr.Mohamed herbal's post 24/02/2026

Sidee looga zuulin karaa khatarta gaaska?
Maxaa sababa gastric (gastritis)?
Isticmaalka alcohol
In badan inaad mantagt
Stress ka
In gaajada laysku daawado
In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)
Inaad isticmaasho daawooyinka la yidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.
•Calaamadaha lagu garto gaaska caloosha (gastritis):
Yalaalugo (lalabo), mantag, laabjeex iyo mantag dhiig la socdo.
Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale. Caloosha oo dibbirta, apitet xumo. Miisaanka oo yaraada.
SIDEE LOO ZUULIN KARAA KHATARTA GAASKA
1•Iskau day inaad 2 liter iyo wixii ka badan oo biyo oo cabi kartid maalintii.
2•Isku day inaad badsatid:
– Khudrada
– Fruit ka
– Digirta, qamadiga, misirka iwm oo nooca madow oo qolofta leh.
Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawadaan waa dabiici toos laguugu keenay waxey kaa ciribtiree gaaska adigoo la tashanaya / dhakhtarka

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo
dhaqtarka iyo daawada sida loo isticmaalaayo

Haddii aad qaadatid Daawadaan talada dhakhtarkana aad raacdo
INSHA ALLAH
waad ka Nasaneysaa gaas iyo wixii la halmaala
NAGA SOO WAC whats up 0618949950ma cod noogusoo reeb
F.G meelkasta waad ka heli kartaa
https:wa.me +252618949950

More

08/01/2026

+252 61 8040869Wa.me/+252618949950

(Salbinjaaytis)
1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Xanuunkaan dawo maleeyahay?

Haa wll waxan hey naa daawo loo isticmaalo egfakshanka sameya caabuqa

[ ] wll sodhaaw waxad nagalaso hadasha linke hoos kuqoran👇
👎👎👎👎👎👎👎


[ ] wll sodhaaw waxad nagalaso hadasha whatseapp linke hoos kuqoran👇
👇👇👇👇
wa.me/+252618949950

Hadii aad wada akhrisatay qormadaan waad ku mahadsan tahay. Hadii aad garaysana way kasii fiican tahay si walaalaha kale uga faaiidaystaan. Mahadsanid

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu