Shirkadda Shaambada ee Farxiyo

Shirkadda Shaambada ee Farxiyo

Share

Waxaan soo saarnaa Shaambo tayo iyo udgoon leh oo qiimo jaban, Kala xiriir waxii faahfaahin ah Numberada hoos kaaga muuqda. Mahadsanid.

WhatsApp: +252 61 8587858
Call: +252 61 8587858

16/07/2025

Maanta dalabkaan waxaa loodhiibayaa Caasimadda dhusamareb qaasatan Dhusamareb Laundry oo kamida macaamiisha aadka noogu xiran waan idinkaaga mahad celina dhiiragalintiina wanaagsan ee aad ii samayseen.

Macaamiisheena sidaas silamida waad soodalban kartaan dalabkiina anagana si dagdag ah ayaan idin kuugu keeni doonaa meel waliba oo aad ku sugantihiin insha Allah..

13/07/2025

Asc saxiibayaal ku soo dhawaada Shirkadda Shaambada ee Farxiya

Waxaan idiin diyaarinay dalab cusub oo Shaambo ah oo kala ah 0.5L 1L 2L 3L 5L 10L iyo 20L dhamaan waa diyaar.

Shirkadda waxay ku taalaa Degmada Guriceel, kasoo horjeedka Hormuud Busteejada Dabare, ama naga soo wac 618587858

hada dalbo hada qaado insha Allah

Shaambadeenu waxay la gaar tahay Tayo iyo udgoon aan la hilmaami karin.

waad mahadsantihiin wasalaamu calaykum..

31/05/2025

Manta waxa nasoo boqday gudomiya kuxigenka Gerijir Maxamed ahmed xaji
Wa kumhd santahay boqashadada

Sidokle wa tixgalisay codsikaa
Horay uso gudbiyay ee ahaa in wax leyga
iibsado aad iyo aad kaga mhd celina gudomiye🙏

27/05/2025
27/05/2025

Kusoo dhawaada Shirkadda Shaambada dharka ee Farxiyo.

Waxaan soo saarnaa Shaambo tayo leh oo qiimo jaban.

Kala xiriir waxii faahfaahin ah Numberada hoos kaaga muuqda.

WhatsApp: 0618587858
Call: 0618587858

Ama nagu soo booqo xarunteena oo ku dhaggan Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud laanteeda Busteejada Dabare ee Degmada Guriceel.

27/05/2025

Boqashadi sharif cali jamac wa kaga mhd celina masul🙏

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu