Ayuub shop & healthy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ayuub shop & healthy, Health/Beauty, Mogadishu.
03/12/2021
Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka insha allah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp +252613862032
03/12/2021
Waa maxay baaritaanka keydka ugxantu? Maxaase loo sameya baaritankan?
Haweeney kasta waxay leedahay ukumo xadidan oo jirkeeda ku jira oo bislaada ama qaan gara xilliga caadada waxayna diyaar u tahay inay shahwada ku bacrimiso.
Hubinta heerka AMH, ama Anti Mullerian Hormone waxay ka caawin doontaa Dhaqatarka ka bacriminta inuu wax ka ogaado tirada ukunta ku hartay keyd ahaan jirkaaga.
Tani waa qayb muhiim u ah daaweynta bacriminta iyada oo dhakhaatiirta takhasuska leh ay awoodaan inay ogaadaan sababta keentay dhalmo la'aantada.
ukun ama keyd ugxan sidaha ah si loo go'aansado nooca daaweynta ee xigta ee bukaanka lo samayn karo
Baaritanka keydka ugxantu waxay u sheegaysaa dhakhtarka waxyaalaha soo socda ee taranka bukaankooda:
- Tirada ukunta ku haray follicle-ka
- FSH ama HMG Hormone ee looga baahan yahay kicinta ugxan sidaha
- Tayada ukunta
- Waxay tilmamaysa xiliga caadada gooska oo soo dhowaata
- PCOS
Suurtagalnimada in ukunta la qaboojiyo
- Heerka guusha ee IUI
hadi ad la dhibatoney sid yaran shaha ugxanta hadaba waxan kuhey naa dawo logubtalagaley birinta ug xan ta.
1: calcium.
Waxey adugu ficantahay shawada raga si ay awood usiiso garida ug xan tahaweney da.
Waxey fa ido weyn uledahay qof kasta.
Calcium wa ishanolasha haduusan jirin nolal majireyso.
2: zinc
Waxey fa ido weyn uledahay raga oyatada awoda taran ka waxey utican tahay egfakshan ka ku dhaca raga iyo dumarka.
Sidee kuhelikaraa?
FG: Waxad naga lasoo xiriirikartaa whtsapp.
πππππππππππ
http://wa.me/ 0613862032
18/11/2021
β
Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.
1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon
Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.
Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.
Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.
:
Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka
Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.
Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan
xanuunkan
+252 61 3862032
12/10/2021
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud
Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud
WhatsApp.
ππππ
+252613862032
31/08/2021
Urta aan fiicnayn ee dadka qaar afkooda ku arkaan waxa ay keentaa culays iyo diiqad badan oo ku timaadda bulsho dhexgalkooda iyo u dhowaanshiyaha dadka.
macmiil ku bishaareyso waxaan idiin keenay dawada loogu tala galay af urka iyo ilko dhiiga
hadaba hadaad ka cabaneyso xanuunada afka Laxariir WhatsApp number ama +252613862032
Soodhawaada waadna mahadsantihn
31/08/2021
Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )
biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.
Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.
2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.
Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.
Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.
BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC
type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.
type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.
Xagee laga xukumaa dareenka ninka .
Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)
Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers
maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.
Qaabka biyuhu u baxaan ...
Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro
π©ΊExpulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.
Maxaa sababa biya baxa dag daga ah
Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.
Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.
Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?
Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.
Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir WhatsApp
πππππππ
+252 613862032
πππππ
U Garey walahada la dhibatey san xanunkan
02/07/2021
Ma tahay ruux ka cawanaayo kaliyo xanuun
ama kaliyaha dhagax makaaga jiraaan
(KIDNEY STONES)
waxaan kuu haynaa daawo si dhaqsi ah kaaga burburineyso dhagaxa
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp ___ππ______
ππππππ
+252613862032
Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?
Majeceshahay misaankaaga Normal inuu noqdo?
Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa'idka ama cateenta caloosha ama baruurta inaad iska jerto ama aad yareysid iyo misaankaga adigoo adeegsanaya daawo dabiici ah aad utayeysan kuna isticmaali doontid mudada ilaa'12 usbuuc.
meelkasto aad joogtid wad kaso dalbankarta
nline iyo hab offline ah
Cod udoob +252613862032
25/06/2021
GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA
Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha .
Laba nuuc ayuu u qeybsamaa gaasku:
β’ Mid ka yimaada dawa la isticmaalay sida;dawooyinka xanuun baabiβyasha
β’ Mid ka yimaada jeermis ama ka dhasha khalal difaaca jirka(pernicious anemia)
HADABA HADAAD KA CABANEYSO LABADAAN NUUC EE CUDURKAAN
WAXAAN KUU HEYNA Daawo herbal ah oo ka dhaqeyso Xanuunka i.a
KALA XARIIR +252613862032
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
