SAYDIANHO MEDIA

SAYDIANHO MEDIA

Share

Haddaad soo gasho ha ilaawin inaad na soo Follow Gareyso Mahadsanid!!. Saydianho

03/06/2026

DEGDEG:Guriga Sheekh shariif oo hada ay ka bilaabatay xabada iyo dagaal culus oo hada kasocdaa aaga guriga sheeh shariif.

22/05/2026

Lionel Messi wuxuu noqday ciyaaryahankii labaad ee taariikhda kubadda cagta ee ka gaara heerka Bilyaneernimo.đź’µ

Isku darka mushaharkiisa, xayeysiisyada uu sameeyo iyo maalgashiyadiisa oo aysan cashuuruhu ku jirin, xiddiggan weyn waxay si rasmi ah hantidiisu uga gudubtay 1 Bilyan oo dollar.

Kaliya Cristiano Ronaldo ayaa h**e u gaaray heerkaan dhaqaale ee sare.

Photos from SAYDIANHO MEDIA's post 10/05/2026

Dadweynaha magaalada Qansax Dheere ee gobolka Baay ayaa maanta si weyn ugu dareeray goobaha codbixinta, iyagoo ka qeyb qaadanaya doorashooyinka tooska ah ee golaha deegaanka iyo golaha wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed.

Shacabka ayaa muujinaya dadaal iyo diyaar garow ku aaddan sidii ay codkooda uga dhiiban lahaayeen doorashooyinka, kuwaas oo muhiim u ah xoojinta dimuqraadiyadda, matalaadda bulshada, iyo horumarinta nidaamka dowladnimo ee deegaanka.

03/03/2026

DEG DEG: 🚨🚨🚨Pakistan oo saaxiib qaas ah la ahaa Iran ayaa maanta soo saaray digniin kusocota Iran una sheegay in Pakistan ay weerari doonto Iran hadeysan faraha ka qaadin Sacuudiga oo iskaashi gaashaandhig uu kala dhaxeeyo Pakistan.

Howshu hasocoto.

Photos from SAYDIANHO MEDIA's post 12/02/2026

Sawiro si dhab ah loo aqoonsan karo ayaa laga heley Maamooyinkii Dahabka ka xadey Gold House ee Magaalada Baydhabo, cidii Aqoonsata Sawiradan xog ka keenta Waxaa Milkiilaha Xaruunta Sheegey In Lacag la siin doono .

Waxaa Sido kale Fariin Nasteexeen ah loo direy Maamoyinka Dahabka Xadey in iska soo celiyaan iyagoo la ceebeynin xitaa qof wakiil ah usoo Dhiibaan, waxba loo haysan.

26/01/2026

30/11/2025

Caicedo kabiyaaye oo red card toos ah ku qaatay foul lug ka jabis ah uu ku sameeye Merino âś…

02/10/2025

Macallin naafo ah oo is baray inuu lugaha wax ku qoro si uu riyadiisa u rumeeyo
゚viralシfypシ゚viralシal

Photos from SAYDIANHO MEDIA's post 29/09/2025

Dowladda Qatar ayaa si rasmi ah ugu wareejisay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, mid ka mid ah diyaaradda casriga ah ee Gulfstream G700 (A7-CHH), taasoo ka tirsan shirkadda Qatar Executive ee hoos timaadda Qatar Airways.

Gulfstream G700 oo ay soo saartay shirkadda Gulfstream Aerospace ee Mareykanka ayaa ah mid ka mid ah diyaaradaha ganacsiga ugu weyn, ugu casrisan, uguna raaxada badan caalamka.

Waxay si gaar ah loogu talagalay safarrada madaxda iyo ganacsatada caalamiga ah, iyadoo lagu sifeeyo “hotel ku duulaya cirka.” Qiimaha diyaaraddan cusub ayaa lagu qiyaasaa qiyaastii $75–80 milyan doolar.

Diyaaradaan waxa leedahay xawaare sare oo gaari kara ku dhowaad 1,100 km/saacaddii (Mach 0.925).

Waxay duuli kartaa 13,800 km iyadoo aan istaagin, taasoo u suuragelinaysa safarro toos ah oo Muqdisho ilaa New York ama Beijing ah.

Gudaha waxaa loogu talagalay illaa 19 rakaab oo si heer sare ah loogu adeego, kuraasta ayaa isu beddeli kara sariiro, waxaana ku jira qol hurdo, qol cunto iyo adeeg internet oo casri ah.

Waxay ka duuli kartaa illaa 51,000 feet, taas oo ka sarreysa inta badan diyaaradaha caadiga ah ee rakaabka.

Siinta diyaaraddan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa loo arkaa astaan muujinaysa xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar. Doha waxay h**ey u maalgelisay mashaariic horumarineed, dib-u-dhis iyo taageero amni oo ay Soomaaliya ka fulisay tobannaan sano.
゚viralシfypシ゚viralシal

20/09/2025

Sadaali kulanka dhex maraaya kooxaha Manchester United iyo Chelsea kulan katirsan Horyaalka Premier League.
゚viralシfypシ゚viralシalシ

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Mogadishu
SAYDKA