Mohamed yaasir cadde

Mohamed yaasir cadde

Share

kusoo dhowow wll waa daawo herbal ah oo warshadeeysan oo lahubo...

27/04/2025

Waa maxay Baabasiir?
Babaasiirtu waa sida xidido laamo leh oo ku yaalla marinka futada. Marka xididada noqdaan kuwo la bararsan dhiig, waxa timaada babaasiir.
Xididka bararsani waxa uu saameyn karaa mareegta qaybteeda wax yar ka sareysa marinka futuda, halkasoo qaybtaasi aanay taageero sidaa weyn ka haysan duubka muruqa ah (sphincter), waxana taasi ay keentaa babaasiir gudaha ah. Ama waxa laga yaabaa inay

saameyso xididada ku yaalla xagga hoose ee marinka, meel wax yar ka hooseysa maqaarka, taasoo keenaysa babaasiir dibadda ah. Dadka qaarkii waxay qabaan labada noocba.

Calaamadaha:
Calaamadaha lagu yaqaano waa:
Cuncun agagaarka futada
Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la saxaroodo
Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo wax yar ka dib
Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada
Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama loo saxaroon

Side?Lodabar jara BABASIRKA👇 lingi GA hose sotabo

Laxiriir whatsap.wa.me/+252615545696

21/01/2025

Si Fudud Uga Bogso Cudurka Macaanka!

Ma qabtaa cudurka macaanka oo kugu haya welwel? Miyaad la tacaaleysaa sonkoroowga oo saameyn ku yeeshay caafimaadkaaga iyo noloshaada? Ha ka welwelin! Waxaan kuu haynaa daawooyin tayo sare leh oo kaa caawin doona in aad si fudud ula tacaasho cudurka macaanka inshaa'Allaah.

aan bixino waa kuwo tayo leh oo kaa caawinaya in aad la xakameyso heerka sonkorta dhiiggaaga, adigoo caafimaadkaaga kor u qaadaya.

Macaanka Waxaa Ka Mid Ah:
🔴 Daal iyo tamar la'aan joogto ah.

🔴 Caajis iyo cunno xumo.

🔴 Harraad badan iyo in aad si joogto ah musqusha u aaddo.

🔴 Miisaan lumin aan sabab lahayn.

Waxaan kuu haynaa:

Talo caafimaad oo bilaash ah.

Daawooyin dabiici ah oo heer sare ah.

Hadda bilow safarkaaga caafimaad! Nala soo xiriir si aad u hesho latalin iyo xal degdeg ah.

WhatsApp: wa.me/+252615545696

02/12/2023
24/11/2023

Plz contact me my what's up Number is 61 5545696

12/03/2023

Tiens hambalyo

Photos from Mohamed yaasir cadde's post 18/11/2022
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu