Liibaan Ali moha
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Liibaan Ali moha, Health/Beauty, Mogadishu.
08/05/2026
Midkee baad Ku buuxin leheedđ€
03/05/2026
In aad hooyo noqotaa k**a hor istaagto
In aad wax barshda sii wadato si aad hadafkaaga ugaarto
Waalamane weli wax Barshada schookla
Kujira gabdha uur ayey Lee dahy
Mashallh waxa rijeena nolol quruxbadanâ
02/05/2026
Macallin ayaa arday ku yidhi: âHaddii aan ku siiyo 2 tufaax, kadibna 2 kale, imisa ayaad yeelanaysaa?â
Ardaygii: â5!â
Macallinkii: âSidee 5 ku noqotay?!â
Ardaygii: âSababtoo ah anigu h**e 1 ayaan jeebka ku watay!â đđ
02/05/2026
Halxiraalale cajiibaâ
Waxaan leeyahy af lkn ma hadlo.
Waxaan Lee yahy sariir laakin maseexdo.
Wax aan leeyahy il lkn wax ma arko..
Hadaba waa maxay ja waabtađ”đ
02/04/2026
Caafimaadka waa wax ugu muhiimsan ee qofka allh siiyo maalinta Allh kaa qado caafimadka wax kasta waad weydey
Gabdhaan maskiita in Allh caafiyo An uduceyno runti markaad cafimad heysto
Ma ogaan kartid dadka xa nuunsan xld ay Ku jiraan Allh cafiyo gabdhaan
05/03/2026
Aragtidaada tijaabi meeqa shinbir kuu muqaneysa
12/12/2025
Waxaad sheegta?
Wax af leh oo aan hadlin
I dho leh oo aan arkin
Lugo leh oo aan soconđ€
06/12/2025
Ciyaar tooyda arsinal Aya dhulka ku wada dhacay
Kedib gool kii guusha ee Aston villa
04/12/2025
Khubarada dhinaca caafimaadka ayaa walaac ka muujisay in wax aad u yar laga qabtay sidii loo yarayn lahaa saameynta ka dhalata dhaqdhaqaaq la'aanta ama jimicsiga ku yar dadka ku nool caalamka.
War bixin ay soo saartay hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa lagu qiyaasay in afar meelood marka looqaybiyo dadka dunida kunool halmeel oo kamid ah,
ahna tiro dhan 1.4 bilyan oo ruux aysan samaynin jimicsi ku filan, tiradan ayaana sare u sii kacaysay tan iyo sannadkii 2001-dii.
Qiyaastan ayaa ka dhigan in guud ahaan dadka caalamka afartii qofba mid ka mid ah uu ku jiro halis dhimasho.
Dhaqdhaqaaq la'aanta ayaa sababta in dadka ay soo wajahaan xaalado caafimaad darro sida iney qofka ku dhacaan cudurrada wadnaha, nooca labaad ee cudurka macaanka ama sokorowga iyo noocyo ka mid ah cudurka cancer-ka.
Daraasadan oo kasoo baxday WHO
Ayaa waxay sheegeen wadamada uu kusii kodhayo xadiga jimicsi la- aanta jirka in uu ku abuuray walaac aad u wayn oo ku aaddan iney soo food saaraan cudurro aan daawo lahayn."
Dr Cali Macow Aweys ayaa isaguna sheegay in cudurro fara badan oo halis ah ay ka abuurmaan jimicsi la'aanta.
"looma baahna in ay dadka iska fadhiyaan mar kasta waana in ay cunaan raashin nafaqo leh
dhaq dhaqaaqna sameeyaan"
ayuu yiri Dr Aweys.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri "Dhaqdhaqaaq la'aanta waxay sababtaa in aysan murqaha qofka shaqeynin ka dibna waxaa meesha soo gala cudurro halis ah oo ku dhaca kalyaha, beerka, wadna waxaana xitaa ka dhalan kara cudurka Kansarka".
Dr Macow ayaa intaas ku daray in cudurka Sokorowga uu ka dhasho dhaqdhaqaaq la'aanta, balse dadku aysan intooda badan fahansaneyn.
Fiiro gaar ah
Waxa aan dad waynaha soomaliyeed uga digaynaa faaiida darrada jimicsi la aanta
oo ka dhalata
Cudurro aan daawo lahayn.
Sida kansarka, macaanka, wadna- xanuunka, kalyo xanuunka, beerxanuunka iwm.
Hadaba sidee ayad uga hortagi kartaa.
â
Isbuucii samee ugu yaraan 150 daqiiqo oo jimicsi fudud ah.
sida
â
socodka.
â
Buurfuulitaanka.
â
Dabaasha.
â
Ciyaarta tennis-ka.
â
Kubadda kolayga.
â
earobics ka.
â
baaskiilka jimicsiga.
â
jiimka oo la aado.
Iyo noocyada kale ee ciyaaraha fudud.
ama 75 daqiiqo oo jimicsi culus ah.
sida
â
Rucleynta ama orodka.
â
Dabaasha .
â
Baaskiilkab oo xawaare loo wado.
â
Tennis-ka halka ruux.
â
Kubadda cagta.
â
Kubadda Rugby-ga.
â
Jiimka oo la aado.
Iyo noocyada kale ee ciyaaraha adag.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
