Umu Sumaya Beauty and Herbal

Umu Sumaya Beauty and Herbal

Share

Waxan kuu heynaa dhaman Shayada lagu Carfiyo shaxa iyo cuntoyinka,Salidaha timaha, Nafaqada timaha.

24/12/2022

Xarunta Umu Sumaya Beauty and Herbal waxay idiin haysaa saliid herbal ah oo loogu talagalay dadka bidaartu ku dhacday iyo dadka tintu ka googo'ayso. Sidoo kale waxaa la socota nafaqo tinta ka dhigeysa madow soona celinaysa bilicdii tinta. Sidoo kale waxaan kale oo qabaanaa adeeg toobin iyo masaaj.

21/12/2022

Umu Sumaya waxay kuu heysaa Saliid iyo nafaqada timaha.
Fadlan Nagala soo xariir Number 0615477876
Mahadsanid.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hodan-Muqdish-Somalia
Mogadishu
252