Xagen dawo u doontaa?

Xagen dawo u doontaa?

Share

Wa page lagu so bandhigo.. fursado daweyn tayo leh.

03/07/2022

👉 📞WhatsApp: wa.me/+252616866578.
BISHAARO BISHAARO BISHAARO.
Ma'raadineysaa xal caafimad rasmi ah oo ku sabsan daaweyn lagu ciribtirayo cudurada ku'dhaca Hawenka, Caruurta iyo Ragga...waliba daawoyinka lagugu daweynayo waa Organic ama Herbal sajaleysan ama laso warshadeyay....InshaAllah
sida :-
1. Gaaska.
2. Beer-subaga.
3. Dhiigkarka.
4. Sokorta.
5. Buroyinka qaliin la'aan.
6. Lafa-xanunka iyo kala goysyo xanunka.
7. Dhabar-xanunka.
8. Cancer(kansarka) nuuckastaba leh.
9. Nerves(Neerfaha).
10. Duumada(Malaria).
11. Cudurada Ma'qaarka ku'dhaca.
12. Stroke (istaroga).
13. Eernada qaliin la'aan.
14. Kiliyaha xanun/dhagax.
15. Baabasiirka.
16. Afka cunaha iyo ilkaha.
17. Cayilka.
18. Taranka dhibatoyinka la'xiriira sida raganimada oo daciifta, caado-wareer, ugxanta oo yarata, biyabaxa dagdaga, dhalma la'aanta iyo infakshanka.
19. Goiter(Thyroid disease;Cudurka taayroodka)...IWM InshaAllah.
Macmiil si aan kuu fahamsino nidamka aan kaaga daaweyneyno baahidada caafimaded... nagala so xiriir:
👉 📞Whatsapp: wa.me/+252616866578.

Photos from Xagen dawo u doontaa?'s post 20/06/2022

👉WhatsApp: wa.me/+252616866578.
(Hemorrhoid)❓
▪︎ Babaasiirtu waa dilaac soo gaara afka h**e dabada ama gudaha malawadka(rectum).
▪︎ Baabasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan wa xaalad culus.


Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano:
▪︎ Calool istaag soo laalaabta.
▪︎ Cuncun agagaarka futada xiliga kuleylaha iyo habeenkii.
▪︎ Dhiig aad u cas iyo xinjir oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
▪︎ Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo wax yar ka dib.
▪︎ Barar ama kuus-kuus la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
▪︎ Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama loo saxaroon.

.G: Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad si dagdag ah ula xiriirtaa Dhakhtar.

sababo baabasiirtu?
▪︎ Sababta ugu weyni waa calool istaaga badan.
talin:
▪︎ Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada waa in Dhakhtarka la hadashaa wakhtiga ugu dhakhasaha badan ee suurogalka ah.
▪︎Weydii Dhaqtarka latalin sido kale haddii aad shaki qabtidna la xiriir Dhakhtarka.


▪︎ Qaab ciribtir ah aya lagu xalinkaraa waxayna ku xiran tahay heerka dhibatadisa gaarsiisan tahay.
▪︎ Daawoyinkisa waxana kamid ah...
Zinc, Cordyceps iyo Chitosan.

Aad Dooneyso Inaad Iska Ciribtirto Xanuunkan.si laguu caawiyo laxiriir:
👉 WhatsApp: wa.me/+252616866578.
📞 Call: +252616866578.

Photos from Xagen dawo u doontaa?'s post 22/05/2022

...👉 Whatsappka: wa.me/+252616866578.
#𝗪𝗔𝗫 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗢𝗚𝗢𝗢𝗪 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗨𝗤𝗔 𝗤𝗨𝗠𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗔.

▪︎Quumanka(Tonsils) waa labo xabo oo ku kala yaala labada dacal ee danbe ee dhuunta, waxay ka qayb qaataan difaaca jirka waxayna ka hortagaan jirka in uu ku dhaco caabuqyada daran.
▪︎Qumankaas waxaa ku dhaca caabuq loo yaqaano Tonsillits oo ah midka aynu ka hadlayno.
▪︎Waxa uu ku dhici karaa caabuqan cidkasta caruurta iyo dadka waaweynba balse waxa uu aad ugu badanyahay caruurta xiliga iskoolka ay dhiganayaan iyo haweenka,

LAGU ARKI KARO QOFKA QUMANKU AY KU KACAAN

- Dhuun xanuun daran
- Cunto liqida oo dhibta
- Barar dhuunta ah
- Qandho badan
- Dhaxan
- Naqaska oo ku dhaga
- Qoor xanuun
- Codka oo dhibaya
- Dhuunta meesha ay kaga yaalaan oo cadaan ama jaale noqota
- Dhago xanuun
- Quurada dheradka ah.



- Si dag dag ah iskaga dawee caabuqaan halistisa ilaa qaliin ayey kula gaari kartaa.



- Wa lagaa ciribtiri karaa caabuqaan qaliin la'aan... Waxana lagu daweyn doona dawoyinka dabiici ah(Organic).

KU HELAA DAWOYINKAAS?
Hadaba laso xiriir numberada hoose si lagugu caawiyo helitanka daawoyinkas.. Mahadsanid...👇👇
Whatsappka: wa.me/+252616866578.
Call: +252616866578.

Photos from Xagen dawo u doontaa?'s post 13/04/2022

👉 Whatsapp: wa.me/+252616866578.

MAXAY MACAANKA AMA SOKORTA (Diabetes Mellitus)?

Macaanku waa cudur waqti dheer kula soconaya taas oo ka dhalatay sare u kac kuyimid sonkorta ku jirta dhiiga (Hyperglycaemia).

SOKOR KUGU DHACAYSAA ?

■ Hadii uu yaraado dheecaanka loo yaqaano insulin oo laga soo saaro ganaca (Pancreas) isagaa qaabeeya ama nidaamiya sonkorta kana ilaaliya sare u kaca (Hyperglycaemia) markaan isticmaalno cuno.
■ Hadii isticmaalka ama ka faaideysiga sonkorta uu jirka ka faaideysanayo uu yaryahay (Utilization) sido kale ayna badato sokorta jirka ku jirta waxey keeni kartaa in sonkorta sare u kacdo (Hyperglcaemia). Tusaale ahaan cuno badan markaad isticmaasho fadhigaaduna uu badanyahay ama socodkaadu yaryahay (inactive) waxaa ka imaanayo qalad (imbalance) oo ah in tamartii jirka ku jirtay ee sonkorta aheyd aan laga faa,iideysan waxey keeni sonkortaadu iney sare u kacdo maxaa yeelay waxaad heysataa sonkor badan iyo dhaq dhaqaaqii (Activity) loo baahnaa in lagu gubo oo meesha ka maqan.


LAGU GARTO SOKORTA

Calaamadaha ugu muhiimsan ee lagu dareemi karo:-
1. Haraad iyo gaajo xad dhaaf ah.
2. Kaadi farabadan.
3. Culayska jirka oo luma.
4. Buurni xad dhaaf ah dadka qaar.
5. Dhacfi aragtida ah.
6.tabar daro .
7. Xanuun sida kalyaha iwm .

SOKORTA

▪︎ Marka h**e ilaa inta la ogyahay hadda majiran daawo chemical ah oo lagu ciribtiri karo aanka eheyn kaalmati waxana ugu cansan Insulin Injections oo sokorta( type 1) lagula tacalo iyo kaniniyal oo sokorta (type 2) lagula tacalo ayna ku xiran tahay heerka iyo cabirka sokorta ee qofka.

TALO AH ?

▪︎Talada ugu fiican waa inaad ka hortagto inta aysan kugu dhicin sababto ah casrigan la joogo qofwalba aya u nugul kuma sii jiran dadka magaaloyinka dagan.
▪︎ Qofka ay ku dhacdana inusan ku dagdagin daawoyinka chemicals ah sababto ah inad ka maarweyso oo aad ku xirnato dawoyinkas ayey kugu sababayan.

XAL U AH QOFKA QABA CUDURKAN?

▪︎ Cudurwalba daawo ayu leeyahay runti sidan ognahay hadan muslim nahay waliba ciribtir ah cudurkan sokorta ahna wey leedahay daawo ciribtir ah waana dawoyinka "Food Supplements" ka ah oo sokortada heerka caadiga ah (normal level) kuso celinaya.

KU HELAYAA DAWOYINKAS?

▪︎Fadlan la xiriir numberkan hoose ee fariinta ku xusan si lagu caawiyo..
👉 WhatsApp: wa.me/+252616866578.

Photos from Xagen dawo u doontaa?'s post 31/03/2022

WhatsApp: 👉 wa.me/+252616866578.
MAXAY XASAASIYAD?

Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan waxyeello u lahayn jidhka balse difaaca jirka uu umaleeyo walaxdaas mid dhib ku ku ah jirka sidaasna uu ula diriro. Dabadeed dagaalkaas uu difaaca jirku qaadey ayey ka dhashaan inta badan calaamadaha xasaasiyada ee aad aragtaan.

Maxay Astaamaha?

- Cuncun indhaha oo ilmeeyo.
- Hindhiso.
- Sanka oo dareera.
- Dareen daal badan ama xanuun.
- Finan kaso yaaca.
- Hargabka.

?
- Waxa lagaga daweynayaa si ciribtir ah adigo lagugu daweynayo dawooyin Organic ah ama Dabiici ah.

so xiriir numberka Whatsappka ee hoose si laguu caawiyo.. InshaAllah. ..👇👇👇
Whatsapp: 👉 wa.me/+252616866578.

08/03/2022

Calcium .. A daily use food supplement and perfect for health.
Contact us: wa.me/+252616866578.

Photos from Xagen dawo u doontaa?'s post 22/02/2022

= DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

🤲🤲Iska Dawee Qaliin La'aan🤲🤲
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.

Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..
📞 WhatsApp: wa.me/+252616866578.

Photos from Xagen dawo u doontaa?'s post 14/02/2022

👉 WhatsApp: wa.me/+252616866578.
Maxay Biya-baxa Dagdaga Ah???
(Premature ej*******on)

▪︎ Biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biya-baxa dagdaga ah.

Sababa Biya-baxa dagdaga ah???
▪︎ Waxa sababa xladahan soo socda:-
-Niyad jabka (depression).
-Stress ama walaac fara badan.
-Lamaano isku cusub (sida aroos cusub).
-Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
-Isku kalsooni la'aan xaga galmada ah.
-Siigeysi mudo badan soo jiray.
-Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
-Ninka oo saaid u cayila.
-Jileec ama awood yari muruqa xubinta raga.
-Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Loo Ciribtiri Karaa Biya-baxa Dagdaga Ah???

▪︎ Waxa jira daawo dabiici ah aan sinay rag badan ku dhib qabey xanuunkaan uu Alle kucaafiyey sida:-
-Zinc capsules. -Cordyceps. -Grape extract... IWM.

Talin Ku Aadan Qaadashada Daawoyinkas:
▪︎ Intadan isticmaalin daawoyinkas aanu so sheegnay waxa muhiim ah in wareysi aanu kula yeelano lana o gaado heerka xaaladada.
▪︎ Waliga daawo kiimiko(chemical) ah ha u'isticmaalin dhibtadan caafimad sababto ah cudur hor leh iney kuu siyaadiso maahee waxba k**a xalineyso.

.G:
▪︎Biya-baxa dagdaga ah 3-dii nin ee Soomaali ah mid baa qaba aad baa loogu wada baahan yahay... Fadlan la share garee fariintan walaha friends kaga...MAHADSANID.

xiriir numberka ama linkiga hoose ee Whatsappka:-
▪︎ WhatsApp Link: wa.me/+252616866578.
▪︎ 📞Call: +252616866578.

Photos from Xagen dawo u doontaa?'s post 14/02/2022

Ka hortag cudurada caruurtada ku dhici kara.. kuna nafaqeey nafaqooyinka saameynta leh.
Whatsapp link: wa.me/+252616866578.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu