Sacdiyo herbal shop

Sacdiyo herbal shop

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sacdiyo herbal shop, Beauty, cosmetic & personal care, Dagmada waabari inta udhaxeysa isgoyska dabka iyo buundada ee dagmada waabari. muqdisho soomaaliya. wadada via Ugadha, Mogadishu.

08/05/2026

JUMCAMUBAARIK DHAMAAN MACAAMIISHEENA SHARAFTA LEH

MARWALBA WAXAAN IDIIN SOOGUDBIYAA PRODUCTIYO AAD UTAYO FIICAN OO AAD ISTICMAALIKARTO CAAFIMAAD AHAAN DARYEELKA MAQAARKAAGA IYO WALIBA DHISI JIR CAAFIMAADQABA

HADDABA HADII AAD DANEYNEYSO INAAD KAGANACSTO NAGUSOOBIIR SI AAD UHESHO FURSAD DHAQAALE IYO WAQTIBA # #+252613875097

09/04/2026

Asc wallaha sharafta leh waxaan helay ganacsi caalami ah oo aan kafaa,iiday caafimaad ahaan iyo dhaqaale ahaanba. Hadii aad dooneyso ilasooxiriir si aad adigane u faa iido.

#+252613875097

25/03/2026

ASC ASXAABTA IGU XERAN IYO DHAMAAN MACAAMIISHEYDA WAXAAN IDIINKUBISHAAREYNAYAA INFECSHAN DANBE INAAD KATAQALUSIDOONTO WALIGAABA HADII AADQAADATO PRODUCTIGAAN AADKA UGU FIICAN INFEKSHANKA KILYAHA ? KAADIMAREENKA IYO DHAMAAN INFAKSHANKA GUUD AHAANBA EEFADLAN NAGASOOWAC. +252613875097. #

24/03/2026

Asc Asxaabteyda dhamaantiin. Ciid mubaarik ciid wanaagsan. Isusoonoqod wacan.

24/03/2026

Kuwaciida. Caafimaad san. Asxaabteyda isusoonoqosho wacan

10/03/2026

Asc Asxaabta soodhawaada hadii aadtahay qof kufiican suuqgeynta kaalay kafaa,iideyso fursadaan ,,

Telka. 0613875097

10/02/2026

“Asc wrt wbt, waxaan bilaabay Ganacsi la xidhiidha Caafimaadka iyo quruxda oo aan ka dhex bilaabay Shirkad caalami ah ma jeclaan lahayd in aan ku tuso qaabka u shaqeeyo waa intaas oo aad ka faaidaysato?

Hadii ayhaa tahay jawaabtaadu igalasoohadal. +252613875097

08/01/2026

YAA FATAAX AFTAXLANAA ABWAABA RAXMATIKA.

YAA RASAAQ ARSUQNA MINXEYTHU LAA NAXTASIB. ALLAAHU. AAMIIN

01/01/2026

Macaamiil kaalay oo kataqalus gaastriig calool istaag baabasii dhamaan cilada caloosha. Kaliya nagasoowac

+252613875097

Visit TikTok to discover videos! 01/01/2026

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Dagmada Waabari Inta Udhaxeysa Isgoyska Dabka Iyo Buundada Ee Dagmada Waabari. Muqdisho Soomaaliya. Wadada Via Ugadha
Mogadishu