Dr's Yasmin cise

Dr's Yasmin cise

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr's Yasmin cise, Health/Beauty, 617296367, Mogadishu.

20/09/2022

Hadii aad qabto baabasiir oo aad dareemayso calaamadahiisa qaar kamid ah sida barar, nabro, cuncun ama dhiig waxaan kuu haynaa daawo natural ah oo kaa suulin insha faah faahin nala soo xiriir whats up +617 296 367 call sowc 617 296 367

13/09/2022

?

Xasaasiyadda waa xanuun kuyimaado maqaarka

.

- Cun-cun sanka iyo indhaha ah.
-duuf kulul iyo ilmo kulul.
- Jirka oo ku cun-cuna,xoqma oo dhiiga

- Nabro yar-yar oo guduud ah oo maqaarka kaasoo yaaca oo cun cun badan bararna leh.

- Barar sanka carabka iyo indhaha ah.
- hindhiso ama neefta oo ku dhibta.
- qufac saaid ah mararka qaar.

?

Cilmi-baadhayaashu Ma caddeen wali sababta,
habka difaaca jidhku uu u sababo fal-celin xasaasiyad leh marka walxaha caadiga ah ee aan
khatarta lahayn ay soo galaan jidhka.

Xasaasiyaddu qayb ka mid ah ayaa la socota hiddo-wadayaasha waalidiinta. Tani macnaheedu waxaa weeye waalidiinta ayaa u gudbin kara carruurtooda xasaasiyadda.

Xasaasiyad gaar u ah waalidiintada k**a dhaxli kartid Tusaale ahaan, haddii hooyadaadu xasaasiyad ku leedahay Digirta, macnaheedu maahan inaad adna digirta ay qasab tahay in aad xasaasiyad ku yeelato balse waxyaalo kale ayaad xasaasiyad ku yeelan kartaa oo aad ka dhaxli kartaa.

.

1= CAYAYAANKA Qaniinyada kaneecada,in aad caaro taabato ama baran-baro.
2=CUNTADA: Hilibka kaluunka, looska, caanaha,digirta,ukunta iyo qaar kale oo badan.

Qof walbana xaasaasiyada waxaa ku kiciya shey ama
dhowr shey oo kuwaan kamid ah,
Waana muhiim qofku in uu ogaado waxa ku kiciya xasaasiyada si uu uga dheeraado.

.

Habka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo xasaasiyadda waa in laga fogaado wax kasta oo kugu kicinaya xasaasiyad, Haddii aysan suurtagal ahayn, waxaa jira fursado daaweyn ah oo la heli karo
Adigoon dib danbe isugu arki doonin.

Fadlan nagala soo xariir

whatsapp or call +252617296367

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


617296367
Mogadishu