Tahlil Sh. - Rajjab"

Tahlil Sh. - Rajjab"

Share

Hal like oo aad ii saarto ayaa wax weyn ii ah fadlan page-ka like � saar

14/11/2022

Walalashu waa ruuxa labaad ee ku jecel waalidkaga kasoko......

20/09/2022

20/09/2022

Xabiibul Million

16/08/2022

Qof hal waano igu kabay waqtigii aan soo maray. Wax siin kaliya ma'ahee qof xitaa wanaag iyo walaltinimo isiiyow. Waligey kujari maayo. Ayaamihii iwiiqoo iweydaashay qeyrkeey qofkii iga walwaly baan ahay walalkiisa maanta. Kan warkeyga dheehdon igu fiirsaneyn goorna waligey manici doono. Wax uun baan uquuraa wadka inan kaweecsho wan awoodi kariheen. Balse wan ogsoo nahay siduu igu yahay wehel. Iyo ruux walal oo kadamqada wax ii daran.

🤝Wan kujeclahay Walal🥰

27/07/2022

Labo aabo wada dhalay iyo ubad walalo ah
Allow ino daay walaladeen

Walalka aad ujeceshay xafada halkaan inogu wac .......aniga curudka hooyadey M.qadar 💖Cimrigaaga cafimaad, ceeb la'an, camal suuban, culeys la'aan iyo cibaado suuban kudhameyso... Aamiin
Adigana uducey walalka..🤲🤲🤲

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Jaale Siyaad
Mogadishu
0000