Sahal market
suuqa sahal waa suuq kuu fudeenaya inaad wax ka iibsato una iibsato. ku soo dhawaada pagge kaan cusub waxaa ka heli doontaantaa allaabo tayo leh
waxyaabaha aad ka iibsan karto kuna iibsan karto suuqa sahal waxaa kamid ah:-
dhulalka, guryaha, gaadiidka noocyadiisa kala duwan, iyo alaabta guryaha.
18/10/2024
Hambalyo waxaa farxada la qeebsanayaa saaxibkey Marna walaakey Zakriye Cabdi Xasan iyo marwadiisa Iqra Cali Xasan oo meherkooda ka dhacay Dagmada kaxda ee gobolka banaadir Guurkiina gurigiina guri Naga guulow ka yeel
بَارَكَ اللهُ لَكُماَ وَبَارَكَ عَلَيْكُماَ وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
KM4
