Sapha Hair Clinic
kuso dhawaw xarunta Beerista iyo Daweenta Timaha ee Sapha Hair Clinic
30/05/2026
πΏ Daryeelka Timahaaga Waa Mudnaantaada! β¨
Timaha caafimaadka qaba waxay kordhiyaan kalsoonidaada iyo quruxdaada. SAPHA Hair Clinic waxaan kuugu heellan nahay adeegyo tayo sare leh oo lagu daryeelo timaha, laguna xalliyo dhibaatooyinka kala duwan ee timaha.
β
Xal waara oo kalsooni leh
β
La-talin iyo qiimeyn khibrad sare leh
β
Daaweyn casri ah iyo qalab heer sare ah
β
Natiijooyin lagu kalsoonaan karo
π Adani Tower, Floor 3aad
π +252 611 444 422 | +252 611 444 411
π±π
26/05/2026
Dhamaan macaamiisheena sharafta leh waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo leh.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinka dhigo kuwii ku ciida bashbash iyo reynreyn.
Ciid Mubaarak πβ¨
25/05/2026
QIIMA DHIMIS GAARAYSA 30% .
Bisha Barakaysan ee Carafo Awgeed π
Sapha Hair Clinic waxay 30% qiimo dhimis ku sameysay dhammaan adeegyadeeda si ay ugu adeegto macaamiisheeda si ka tayo iyo kalsooni badan.
πββοΈπββοΈ Daryeel timaha
β¨ Daaweyn & beeris
πΏ Adeegyo casri ah oo tayo leh
β³ Fursad xaddidan β ka faaβiideyso maanta!
π Sapha Hair Clinic β Beero Oo Bidhaan!!!
Sapha Hair Clinic
Rajo so celinta quruxda raga
Abdullahi waxa uu ka dhabeeyay rajii aheed sidu dib ugu so ceshan lahay tintii mudo ka h**e ka dhamaatay.
Ka kaaftoon koofi lagu tago xaflad
Kaga kaaftoon Sapha Shirar aa kaga qeyli weyso
Bidaar darteed
Beero oo Bidhaan
π611444411 /61 1444422
20/03/2026
Bahda Sapha Hair Clinic
Waxey idiin lee yihiin ciid wanaagsan meel walba aad joogtaan farxad barwaaqo iyo caafimaad Alle ha nagu gaarsiiyo sanad kaan kiisa kale .
Beero oo Bidhaan
π61 1444422 /611444411
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Makka Almukarama Street
Mogadishu
