Pegaka amaanta nabi maxmed scw

Pegaka amaanta  nabi maxmed scw

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Pegaka amaanta nabi maxmed scw, Health/Beauty, Mogadishu.

26/11/2023

Walaal aan xasuusano ku salinta xabiibkeena salaalahu caleehi wasalam 🥰🥰 Pegaka amaanta nabi maxmed scw 👈☝️

14/09/2022

walal alle haku dhowro cimrigaagan alle haku dheereeyo follow iisoo dheh pagekeyga alle ha idin barakeyo dhamaantiina🕌☝👈

13/09/2022

walal hadad online tahay aan ku wada salino Xabiibkena Muhammed salalahu caleyhi wasalam🕋❤

08/08/2022

Walal hadi aad jeceshahay kusoo qor alaahu akabar👆❤

30/07/2022

walal ku sali Xabiibkena Muhammad صلي الله عليه وسلم

Noqo mid Faafiya kheyrka 😭😭👈

29/07/2022

walal caawa waa habeenimo jimco soo galeyso aan badino sunadda xabiibkeena muxammed sallallahu calleyhi wasallam ❤👈

26/07/2022

Aakhiru samaan lagu jiraa wallaalayaal ee salliga hala badiyo😍🕋😘

21/07/2022

Sharkaba waad faafisaaye
Khayrka maxaad ufaafinlaadahay
Soo qor scw scw❤👈

Nagu soo biira Pegaka amaanta nabi maxmed scw ❤👈

21/07/2022

Waa in aan xasuusannaa sida uu dareemay Nebigeena (NNKH) markii ay dadku quudhsadeen. Laakiin sidee buu ugu jawaabay? Muxuu Eebbe ka yidhi ciribta kuwii Rasuulka SCW la hor yimid? Haddaba isaga ku daydo. Diintaada ilaali, ha niyad jabin, hana ka talaabin xadka Islaamka. "Alle waa ka buuxaa awood maamulkiisa, laakiin dadka badankiisu ma yaqaaniin." - Suuradda Yuusuf (12:21). Muxamed صلي الله عليه وسلم ❤👈

21/06/2022

Hadad jecashahay sher dheh ☝☝☝fallow nasoo dhaha❤❤

18/06/2022

Walaal hadi aad jecshahay kusali nabigeena maxamed salalahu caleyhi wasalam❤❤👈

Walaal faafi amaanta nabigeena scw❤👈
Faloow naso dhaha waa kheeyr

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Mogadishu