Yacquub isse Community
love family
30/09/2022
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre “Waxaan ka tacsiyaynayaa geeridda xaqa ah ee kutimid Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo maanta ku shihiiday dagaal ka dhacay jiidda h**e ee dagaalka ee deegaanka Ceel Qooxle ee gobolka Hiiraan.
Mujaahid Cilmi wuxuu kamid ahaa odayaashii ugu horreeyay ee diiday gumeysiga iyo dhibaatada ay dadka Soomaaliyeed ku hayso argagixisadu, Wuxuuna astaan iyo halbeeg u yahay jihaadka iyo dabargoynta ka dhanka ah kuwa dadkeenna nabadda iyo xasiloonida u diiday.
Waxaan Eebbe uga baryayaa in uu Mujaahid Cilmi ka waraabiyo Jannadiisa midda ugu sareysa.” waxuu kudhintay waxuu hadafkiisu ahaa waxaana sii rumayn doono riyadiisa. Jiilkuu katagay ee uu waxbaray
I.a
30/09/2022
MUQDISHO 30 SEPTEMBER 2022: Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa si buuxda uga xoreeyay maleeshiyada Al-shabaab deegaanka Basro oo isku xira Muqdisho iyo gobolada Shabeelooyinka
Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa argagixisada arxan laawayaasha ah ee Al-shabaab looga saaray deegaanka Basra iyo tuulooyinka hoos yimaada.
Deegaanada la xoreeyay oo gaaraya 9 deegaan oo ku teedsan wabiga Shabeelle ayaa kala ah: 1. Basra 2. Sabyo 3. Baqdaad 4 . Beled Al-kariim 5. Baldooska 6. Alifoow 7. Muryaley 8. Daniga Balow 9. Buula Xansholey.
Shan ka tirsan argagixisada Alshabaab ayaa lagu dilay tuulada Baqdaad Intii lagu jiray hawlgalka iska hor imaad dhex maray geesiyaasha qaranka iyo argagixisada, waxaana nooga shahiiday hal askari.
Deegaanada la xoreeyay oo isku xira gobalada Banaadir, Shabeellaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maleeshiyada argagixisada ah ee Al-shabaab waxa ay ku lahaayeen maxkamad beenaad dadka ay uga qaadi jireen lacagaha baadda ah iyo xarumo ay ka soo abaabuli jireen qaraxyada iyo dilalka lagu bartilmaameedsado dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa shacabka waxaa ka go'an dib u xoreynta deegaanada ay gacanta ku hayaan argagixisada, dhalinyarada ay qaldeen Al-shabaab hawlgaladaan waxa ay uga badbaadi karaan in ay isku soo dhiibaan dowladda, dadkoodana ka mid noqdaan.
-Dhammaad-
🐚🐚Hiiraanoo. Xor ah oo. Dunidana Xiriir Laleh 🌴🌴
👮👮Dadkiisana Xasuuq iyo laga daayay xarig badan😎😎
🏘🏚 Deegaanadiisoo lagu daadshay dhiig badan
Daaa inbaa. Kadhigay. Doog. Dadku wada Dalxiisaan🏥🏭🏧
🎅👳 Dan yartiyo. Miskiintiyo Dadkaan. Xooga. Haysanë
Ku hoos nool XAWADLAHA. Waxaan waxaan Xooga saarnaa. Xasuuqii cadawgee.
Adinkuna. Bal xoolaha. Io beerohoo bisil Kabad baadsha badarkoo Biyahan Halaga xiro. Xureyn. Baan. Kumaqanahaye💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
XL. XANAQAY XIL MAQABTEE YUUSAN. XULUB KUSIIN
Ar imboow io Imbaay. Follow haloo taabto tolkaan 😍😍😍😍
27/09/2022
14/09/2022
Mar hadìiba. Suugaasu. Banaänka yimaado
Ba idu wa kow 😍😍🇸🇴🇸🇴
Guul. Guul. Guul
Reer. Hiiraan 💪💪😍😍
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Digfer Road
Mogadishu
ZIP
