No Pain Dental Clinic

No Pain Dental Clinic

Share

Dr.Hussein Hassan, dental practitioner and expert in designing your smile

31/03/2026

Maanta waxaan la wadaagaynaa khibrad dhab ah oo ay nala qaadatay mid ka mid ah bukaannadeena 🤍
Waxay timid iyadoo ka baqaysa, laakiin waxay ka baxday iyadoo dhoolla-caddeyneysa 😁

31/03/2026

Waan maqalnay codsiyadiina 🙌
Waxaan go’aansanay inaan sii wadno Ilko Dhaqis Bilaash ah muddo 15 maalmood ah kadib Ramadan! 🎉😁

Ka faa’iidayso fursaddan inta ay socoto—booskaaga hadda qabsso! 🔥

🏥 No Pain Dental Clinic
📍 Benaadir, ka soo horjeedka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Hotel Jowhara, Muqdisho
📞 La xiriir: 0614861111

09/03/2026

Inta lagu jiro tobanka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadan, waxaan wax yar ka beddelnay saacadaha shaqada ee No Pain Dental Clinic si ay ugu habboonaato bukaannadeenna.

🕘 Saacadaha cusub: 9:00 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo

Isbeddelkan waxaa loogu talagalay in bukaannadu si fudud u helaan adeegyada ilkaha inta lagu jiro maalmaha ugu dambeya Ramadan.

Ku soo dhowaada No Pain Dental Clinic si aad u heshaan daryeel ilko oo tayo leh.

📍 Benaadir – ka soo horjeedka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Hotel Jowhara
📞 0614861111

02/03/2026

“Su’aal & Jawaab: Ilko dhaqis ma muhiim baa? “Haddii aad aragto lakab jaalle ama dhagax ku samaysmaya ilkaha, ilko dhaqis wuu kaa caawinayaa nadiifinta wuxuuna ka hortagaa cudurrada cirridka. Ka hortag ayaa ka fudud daawayn. Noo soo booqo No Pain Dental Clinic si talo iyo hubin bilaash ah.

24/02/2026
20/02/2026

✨ Adeeg Ilko dhaqis FREE ah! 🦷🎁

Haa, si sax ah ayaad u akhriday!
Bishan barakaysan awgeed, waxaad heli kartaa ilko nadiif ah iyo dhoollacaddeyn kalsooni leh adigoon wax kharash ah bixin. 😁

📲 La soo xiriir maanta oo ka faa’iidayso dalabkan waqti kooban soconaya.

30/08/2025

Ma rabtaa inaad si fudud uga hortagto xanuunada ilko iyo cudurada afka ugu badan?Halkan waxaan kuugu soo koobnay 3 talaabo oo muhiim ah oo aad ku sameyn krtid gurigaag.
*FOLLOW ku smaee page KA si ad u heshid taloyin badan ku saabasan cafimdka ilkah

17/08/2025

“Qosol qurux badan halkan ayuu ka bilaabmaa 😁💙 | No Pain Dental Clinic”

“Boqolkiiba 100% farxad markuu noo yimid fanaanka qoslka Faraska Madow🎉 Mahadsanid kalsoonidaada 🙏 ”

22/04/2025

Inta sida oo kle kugo dhicinic 😂buuqo No Pain Dental Clinic oo la kulan dhaqtiirta saxda ah

01/02/2025

munaasabada bisha shacbaan awgeed wxn sameenay ilko dhaqis FREE ah taas oo soconeya ila lga gaarayo bisha barkeysan ee RAMADAAN

WAQTIGA WA : 5 ta galab ila 10 habeennimo
Maalmaha wa :Axad ila khamiis

wxa idiin rajenayaa soon qaad wanaagsan 🌙

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Bnaadir , Wasrda Arimaha Dibada , HOTEL JOWHARA
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00