Caaqil Online

Caaqil Online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caaqil Online, Health/Beauty, Mogadishu.

14/05/2026

War Deg Deg : Taliye Cali Cadow iyo Taliye Yoonis Ibraahim oo maanta ku geeriyooday dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo.

Taliye Cali Cadow oo ahaa taliyaha Guutada 8-aad iyo Taliye Yoonis Ibraahim oo hoggaaminayay Guutada 9-aad ee Qaybta 60-aad ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidan Daacad u ah Laftagareen. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ahaa mid aad u xooggan oo ka dhacay bannaanka Magalada

11/07/2024
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu