abdukadir hersi

abdukadir hersi

Share

dhaqan wngsn

03/06/2026

Aduunyo waataas

22/05/2026
19/05/2026

Bal fiiri waxa dhacaaya hadaadan bisinka kubilaabin

16/05/2026

Bal waxa oow kabedelanyahay noosheega

13/05/2026

Ardaay dumaaya nin dugsaa inoow kudaaho doonimaa .... j.s.p

02/05/2026

Sheekadu waa bilaabatay

24/04/2026

Duqu maantay dibmiyoow isu daawaa

19/04/2026

Wuu ogyahay in hadda mudo-dhamaad lajoogo

Wuuna ogyahay taag-taaga hadda Muqdisho kataaggan.

Wuu ogyahay raga diidan sida uu hadda wax u wado, inau yihiin ragii shalay la diidaanaa, waxa hadda ladiidan yahay.

Wuu ogyahay waxa la diidan yahay waxa ay yihiin.

Wuuna sii ogyahay, waxa la diidan yahay, inuu isaguna diidi jiray.

Wuu ogyahay waxa la diidan yahay inay tahay, doorasho aan heshiis lagu ahayn.

Wuu ogyahay goobta diidmadu ay ka imanayso, inay tahay isla goobtuu uu isagu wax ku diidi jiray.

Wuuna sii ogyahay in qaabka ay hadda ragan wax u diidayaan inay tahay, isla qaabkii ay wax u wada diidi jireen.

Wuu sii ogyahay diidmadan waxa ka dhalan kara

Wuuna ogyahahy wax walba.kdib............

16/04/2026

Faalo kabixi swrkaan kuu muuqda

08/04/2026

Siyaasada soomaaliya ragbadan aan sidaan ineey kudhacdo uga baqaa

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Raadeel Strert
Mogadishu
252