Abdiwali dacad yare 47

Abdiwali dacad yare 47

Share

Follow iyo like and share waa hageena all my brothers and sisters

23/05/2024
19/07/2022

TAXANAHA CAAFIMAADKA: FAA’IDOOYINKA TOONTA

Toontu waxay dajisaa:

1. Dhiigkarka.
2. Kalastroolka.
3. Neerfayaasha.

Waxay siyaadisaa ama xoojisaa:

1. Xusuusta.
2. Difaaca jirka.
3. Hurdada.
4. Socodka dhiiga gaar ahaan xididada.
5. Dareenka.

Waxay daawo u tahay:

1. Hargabka soo noqnoqda.
2. Cudurada wadnaha.
3. Cudurada lafaha.
4. Cambaarta iyo finanka.
5. Cudurada maqaarka.
6. Baabasiirka.

Waxay yaraysaa:

1. Lalalabada.
2. Muuqaalka gaar ahaan dadka u muuqda inay da'dooda ka wayn yihiin.
3. Miisaanka iyo xeyrta caloosha.
4. Lafa xanuunka.

Waxay u daran tahay:

1. Qofka beerka ka xanuunsan.
2. Qofka dhiig baxaya.

Waxaa la cunaa:

1. Subaxdii.
2. Quraacda kahor qofka oo baahan.
3. Maalintii hal xabo.

Waxay fiican tahay:

1. In sideeda loo cuno.
2. In la jarjaro sida kaniini loo liqo.

Waxay dishaa kana takhalustaa:

1. Bakteeriyada.
2. Fayras-ka.
3. Gooryaamada caloosha.

Prepared by i:Dr Abdiwali aden

Photos from Abdiwali dacad yare 47's post 11/07/2022
10/07/2022

Follow gareya asxsbaay like waa ino muhim pagekan idinka aya kor uso qaadi kara misea aad hoos udhiigi kartin marka somaliyeey like iyo follow iso dheha idinko mahadsan wan idin salamaay habeen wanaqsan

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Dayniile
Mogadishu
1234