Golol TV

Golol TV

Share

Halkaan waxaa ku Soo Gudbin Doonaa Warar, Barnaamishyo iyo Qisooyin Fadlan ila Socio mahad Sanid

24/05/2026

:Xildhibaano ka tirsan puntalnd ayaa Soo Gaarey Degmada Towfiiq.

24/05/2026

: Rer Towfiiq oo udhow Ina ka go aan Puntalnd....

22/05/2026

Banaan baxweyn ayaa ka bilowdey muqdisho oo Laga Soo horjeedo Hassan shikh

21/05/2026

Casimadii Golol Mudug

20/05/2026

: Degaanka Garbacad ee Degmada Towfiiq iyo Ciidamada Beesha Saleeban cabdlle

17/05/2026

Xildhiban Mahad Cawad nin Magaca iyo Mug kuleh dadkiisa, iyo dalkiiaa.

Photos from Golol TV's post 15/05/2026

TOWFIIQ :-Taliye Ku-xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Mudug, Gashaanle Ayuub Siciid Cali Dheeg, ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug.

Kormeerkan ayaa daaranaa u kuurgelidda xaaladda amniga degmada, iyadoo Taliye Ku-xigeenku uu warbixino ka dhageystay saraakiisha iyo ciidamada ku sugan halkaasi, si loo xaqiijiyo adkeynta amniga iyo xasiloonida bulshada.

Sidoo kale, Taliyaha ayaa ciidamada ku bogaadiyey dadaallada ay ugu jiraan ilaalinta nabadda iyo sugidda amniga degmada Towfiiq iyo deegaannada ku dhow dhow.

14/05/2026

Musharraf madaxweyne ku xigeenka galmudug

14/05/2026

maamul cusub ayaa ka Curtey Gobolka shebeelaha hoose kadib.....

See u aragtaa?

13/05/2026

Ciidanka Darawishta Celdhanaane ee degmada Towfiiq.
Ee Belweynta Saleeban cabdlle ( Kabosilig)

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu