wiilka reer mogadisho12
61
Sida aarka geesigaan
Gabal dhaca iyo wabari
Kaaymaha gabiibta ah
Kaligeeg gucleeyaa
Geeriduna xaq weeye
Allow geesi haii ridin
Anoo gaadhin libintaan
Uga go,ay hurdada een
Geedigeeda soo raray
Muuse biixi ciidanka Fasax sidii loo lahaa Baddii ayuu Fasaxay.π
Qof kasta waxa uu hayo ayuu bixiyaa, dadka wanaagsan wax wanaagsan ayay bixiyaan/dhahaan.βπ
Hadaan qalpiga kugu qoray β
Qeyrkaana kaa xushoo
Jacel kuuu qaaday π
Ha is qaad qaadinooπ
Qatar isaga key dhiginπ
Ee qun yar usoco ππ
21/11/2023
maalinta macalinka aduunka hanbalyo ustaad xaliye πππ
17/10/2023
Saan cadalad maha balse cadaaladu alle agtiisa ayey taal πππallow reer falastiin ugargaar
14/10/2023
Isma waayi doone
Waayaha aduunkiyo
Wakhtigu yuun isku keen dirin
Warkii aan jeclaa iyo
Wacadkii ha beeneen
Balantana ilaali
07/09/2023
Tariikhda ayaa ku xusi doonto dalxureye
Www
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadisho
Mogadishu
12
