dhalaal Health & Beauty

dhalaal Health & Beauty

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from dhalaal Health & Beauty, Health/Beauty, Mogadishu.

03/12/2023

Free skin iyo Novolinda waxaa loo isticmaalaa daawaynta finanka(Acne ) waxay ka koobanyihiin lix maado
qaabka loo isticmaalayo marka ku buufiso meesha finanka ku yaalo waa lagu masaajeynayaa ,maalintii waxaa la istimaalayaa laba waqti
NB :kaga bogso finanka waqti kooban mudo isbuuc oo damaanad leh

waxaad ka heli kartaa dhalaal health &BEAUTY

02/12/2023

What's app nagala so xirir 61 5571069

30/11/2023

Daryeelka Ayurvedic oo dhamaystiran timaha caafimaadka qaba

Waxay yaraysaa timaha daadashada

Wuxuu la dagaallamaa Xannuunada timah

Cirridka timaha ee dhicisoobay
What's app nagala so xirir 61 5571069

dhalaal Health & Beauty Health/beauty

26/11/2023

Talooyinka kusaabsan daryeelka maqaarka ka hor inta aadan bilaabin

Saddex Tallaabo oo Muhiim ah

Ka fakar nidaamkaaga daryeelka maqaarka inuu ka kooban yahay saddex tillaabo oo waaweyn:

1:- Nadiifinta - dhaqida wajigaaga.

2:- Essence- Isku dheelitirka maqaarka.

3:- Qoyaanka (moisturizer) - hydrating iyo jilcinta maqaarka.

23/11/2023

Jumma mubarak

16/11/2023

Qurxinta Jirkadu Waa Qeyb Kamida Cafimadkada Isticmaal conadin
Naga Soo xariir what's app +252 61 5571069

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu