DrMaqtal Dhaqtarka Lafaha
Waxan ahay dhaqtarka lafaha iyo dhawacyada ciyaaraha iyo badalida jilbaha, wax ku soobartay dalka dibadiisa.
Qeybtaa jajabka Ee isbitaal Madiina Ayaa bukankaan Usameeysay qaliin lagu kabay biro laftii jabneed .
Allamdulilah Maantana Lugihiisi buu dib ugu Socdaa
Hospita
adeegaha bulshada #
Qeybtaa badalida simaha iyo jilbha Ee isbitaal Madiina Ayaa bukankaan Usameeysay qaliin lagu kabay biro laftii jabneed .
Allamdulilah Maantana Lugteedi baay dib ugu Soctaa
Hospita
adeegaha bulshada #
17/02/2026
Ramadaan mubarak
رمضان كريم ❤️
أسأل الله أن يجعله شهر رحمة ومغفرة وبركة للجميع💙💙❤️❤️
𝐒𝐞𝐧 𝐀𝐝𝐚𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐬𝐢𝐫 oo si guul leh loogu sameeyay qaliin gacanta midig ah Isbitaalka Madina 🏥👏
🩺 Waxaa fuliyay: 𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐪𝐭𝐚𝐥 𝐃𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝
(Dhakhtarka Qalliimada Lafa & Dhaawacyada Ciyaartoyda)
🤲 Waxaan u rajeyneynaa bogsasho degdeg ah.
📍 Madina Hospital – Halka Caafimaadku Ka Bilaabmo
Qeybtaa jajabka Ee isbitaal Madiina Ayaa bukankaan Usameeysay qaliin lagu kabay biro laftii jabneed .
Allamdulilah Maantana Lugihiisi buu dib ugu Socdaa
Hospita
adeegaha bulshada #
Bukaan ka jabay lafta sinta ( NOF)
Goorme jilbaha labadala
# Madina Hospital
# Dr.Maqtal
28/11/2025
Isdiwaangalintu waxay ka socota isbitaal madina
Farrintan waxa ay ka timid Madina Hospital.
Wargelin..
Dhammaan Bulsho weynta Soomaliyeed ee ku nool Gobolka Banadir iyo nawaaxigiisa waxa la ogeysinaya in Isbitaalka Madina qeybtisa Qalliimaada Lafaha, iyo badalka Jilbaha iyo sanaha ay fulin doonaan Qalliimada badalka Sinaha iyo Jilbaha oo Lacag la’aan ah iyagoo kaashaanaya Hey’adda IRVD waxaana Qalliimada badelka sinaha iyo Jilbaha fulin doono dhaqaatiir iskugu jira Soomaali iyo Ajaanib, inago ugu tala galnay inaan fursaddaas uga faa'iideyno bulshadeenna Soomaaliyeed.
Isdiiwan gelintu waxay ka socota Isbitaal Madina.
Waxan u taaganahay caafimaadkina.
Mahadsanidin.
28/11/2025
Isdiwaangalinta waxay ka socota isbitaal madiina
Wargelin
Dhamaan Bulsho weynta Soomaliyeed e kunool Gobolka Banadir iyo Nawaaxigiisa waxa la ogeysinaya in Isbitaalka Madinaa Qeybtisa Qalimaada Lafaha , iyo badalka Jilbaha iyo sanaha ay fulin donaan Qalimada badalka Sinaha iyo Jilbaha o Lacag la’aan ah iyago ka shaanahaya Hey’ada IRVD waxaana Qalimada badelka sinaha iyo Jilbaha fulin doono dhaqaatiir iskugu jira Soomaali iyo Ajaanib, inago ugu tala galnay inan fursadaas uga faideyno bulshadena Soomaliyeed .
Isdiiwan gelintu waxay ka socota Isbitaal Madina.
Waxan u taganahay caafimaadkina.
Mahadsanidin
Waa bukaan ku faraxsan daryeelka loogu fidiyay isbitaal madiina.
# Madina Hospital
# Dr.Maqtal
Bulshada somaliyeed waxan ugu bishareenena inaan qaban doono qaliimo bilash ah dadka la dhiban jilba xanuunka iyo misko xanuunka( free cam arthroplasty)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu/somalia
Mogadishu
252
