Nihaal Beauty Saloon

Nihaal Beauty Saloon

Share

Coming 10k followers👍

06/04/2023

“Islaamkeennu waa kan Imaam Waliid”.

Warbaahinta caalamka ayaa mar qura waxaa qabsaday sida naxariista leh ee uu Imaam Waliid Mihsaas ula macaamilay Mukulaal dushiisa soo fuushay, isagoo Salaadda tukinaya Masjid ku yaala dalka Ajeeriya. Waxay suurad qurxoon ka bixisay wanaaga Islaamka iyo Imaamka oo sanadahan danbe sawir fool xun laga bixinayey, kaasoo in badan oo magac Islaam sheeganaya sabab u ahaayeen.

Waxaad mooddaa in ay isku soo aadeen naxariista uu Mukulaasha u muujiyey iyo Aayadda naxariista ka hadlaysa ee uu aqrinayey, {فقل ربكم ذو رحمة واسعة}.

Bisadu qudheeda Aayadda ayey u khushuucday oo Imaamkii dhunkatay.

Maadaama kooxo magac Islaam sheeganaya ay Diintii suurad xumeeyeen, Islaamkana cadawgiisii u loogeen, gaar ahaana anagana oo ay sanadahii danbe qarax, qaarajis, argagexin, dhac iyo furasho nagu hayeen, waxaan waynay naxariistii, turiddii, kalgacalkii, dhimrintii, damqashadii, daryeelkii, dulqaadkii, ixtiraamkii, xushmayntii iyo xishoodkii Islaamku na farayey.

Hal mar ayey muslimiinta iyagoo is ogayn isla yiraahdeen

“Islaamkeennu waa kan Imaam Waliid”.

02/04/2023
Photos from Nihaal Beauty Saloon's post 17/01/2023
01/10/2019

Asxbteyda aan jeclhy so dhowda

21/09/2019

Asxbta so dhawDa aroos qurux badan
Wa la idinka dhisaya dhan walba

22/05/2018

Ramdan kriim dadkeyga

Want your business to be the top-listed Hair Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Nihaal554@email. Com
Mogadishu
HIBO