Xiriirka kubada cagta d.wanla weyn
Follow me
29/10/2024
Koxda kubadda cagta turkish ayaa la soo wareegtey maxamed deeq jemes iyo fu'aad pogba labadaan ciyaaryahaan ayaa ka imaaden kooxaha dekedaha iyo midnimo
Maxamed deeq jemes oo ka imaday koxda dekedaha ayaa usaxiixey koxdiisa cusub ee turkish hal sano marka waxaa dhici doonaa xashiiskiisa 29/10/2025
Fu'aad pogba asagane waxaa ka imaday koxda midnimo ayaa koxdiisa cusub ee Turkish usaxiixey halsano
Marka xashiiskiisa ayaa dhici doonaa 29/10/2025
25/10/2024
Kulankii galabta 1:0 kuso badiyey midnimo congratulations midnimo malable idinkana ha is dhigin horyalka wuu dheer yahay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Somalia Lower Shabelle Wanla Weyn
Mogadishu
272726
