Deynile hospital"
tayo
01/11/2022
01/11/2022
Dadweynaha degmada daynile iyo shalaha hospitalka Daynile ayaa bilaabay Inaay dhiig uga deeqan dadkii ku dhawacmay qaraxyadii ka dhacay zoope.
31/10/2022
Fadlan walal dadkaaga dhiig u shub
Maamulka Isbitaalka Deynile General Hospital waxa uu bulshhada soomaliyeed uga tacsiyeynayaa musiibadii ka dhacday zoobe taaso ay waxyeelo kaso gaareen dadka soomaliyeed.
Isbitaalka Deynile General Hospital waxa uu u adeegaa bulshada soomaliyeed. Dhaman dadka ku deeqaayo dhiga hospitalka wey geyn karaan xili kastaa. Aan u gurmana dadka ku waxyeeloobay qaraxyadii zoope ka dhacay kuna deeq dhiiga iyo taakula kale.
15/02/2022
Saadaali ciyaarta finalka kooxaha iyo ee koobka qaramada afrika oo hel $20 waa
1. like pageka
2.share pageka
3.sadaali ciyaartaas kooxda badindoonta iyo goolasha lagu badin doona
06/04/2020
WADAMADA UGU DHIMASHADA BADAN CUDURKA CARONAVIRUS MAANTA (06-04-2020)
WADAMADA UGU DHIMASHADA BADNAA MAANT (06-04-2020)
Heerka CaronaVirus Uu maraayo last update 06-04-2020 08:00am
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Address
Mogadishu
00000
