khadraani Barre
ASC ku soo dhawaada page
ILOVE YOU
10/09/2024
Qiso yaro cajiib ah
Nin Baa Wuxuu go'aansaday In uu guursado Xaas Labaad, Wuxuu Ka Yara Fikiray Qaab Kuu Zowjadiisii H**e Ugu Sheegi Lahaa..
Wuxuu Hor Istaagay sowjadiisi Wuxuuna ka Hor Dhahay "Ma Samaynin Wax Xaaraam Iga Ah Rabi Ayaa li Fasaxay" sowjadiisi Ayaa Fahantay Ujeedada Hadalkiisa Waxayna Ku Dhahday Ma Tahay Mid ku Dhaqanta Diinta Rabi?
Su'aashii Ayaa Layaab Ku Noqotay Wuxuu ugu Jawaabay Haa!. Ayadoo Dhoola Cadaynaysa Ayay Ku Tiri: Ilaahay Utalasaaro Hana Kuu Barakeeyo.. Guriga Ayuu Kasii Baxay Isagoo La Yaaban Hadalada sowjadiisa.
Xiligii Habeenkii Ayuu Soo Daahay Isagoo La Fikirsan Hadaladeedi Wuxuu Ku Soo Laabtay Guriga, Wuxuu Arkay Xaaskii Oo Ilmaynaysa Wuxuu Si Hoose Isku Dhahay: Wixii Aan Ka Baqayay Ayaa Soo Baxay Way Kari Waysay In Ay Murugteeda Markii H**e limuujiso Wuxuu Ku Dhahay Ma Waxaad La Tiraayaysan Tahay In Aan Kula Guursan Doono Qalbiga Dagso, Wixii Aad Maanta Igu Tiri: Ayaa Iga Yaabiyay, Taasna Waxay siyaadisay Qiimaha Aad Agtayda Ka Leedahay Adigoo Kale Sidee Ku Heli Karaa Mid Aan Adiga Ahayn Raali Kuma Noqanayo In aan Nolol La Wadaago..
Waxay Ugu Jawaabtay lyadoo Ilmaynaysa Wallaahi Taas Lama Ooynaayi, Wuxuu Kυ Dhahay "Hadaba Maxaa Kaa Oohineysaa? Waxay Ugu Jawaabtay" Waad Iga Soo Daahday Xoogaa Ilaa Aan Sigay In Aan Udhinto Wal'walka Aan Kaa Wal'walayo In Dhib Kusoo Gaaro.
02/09/2024
Qaliinkaan bahalnimada ah ee lagu
hayo haweenka Somaliyeed waxaa laga dareemay xanuunkiisa guri kasta oo wadanka ku yaal
Waxaa dhacda in Gabar kasta oo xaamilo ah ay wajahdo cabsi joogta ah iyo iyadoo aan aqoon xaalkeedu waxa uu noqon doono iyadoo isla markiiba uu qalbigeeda ku soo dhacayo inuu sugayo Takhtar Midi Wata !!!
Waxii ka dambeeyey 2010 waxaa aad u soo batay arintaan oo haddaan baaritaan ku sameynay yeelatay labo waji
1. Hay'ado ku bixiya Lacago badan ayagoo dano gaar ah wata iyo
2. Qaybna qaliinkii uu ku keeno in MINKU dhaawacmто
3. Qaybna KINIINI la siiyo ama IRBAD Sadexdaan arimood oo sababay in haweentii ay noqto ma Madhalays madaama tarantii iyo dhalmadii lala dirirayo.!!
Takhtarkani ma Naxaha ah uma ogola in haweentu Foolato waxuuna ku abuurayaa Gabadhii oo Caafiaaad qabta cabsi iyo Walwal
A. Waqtigii wuu ka dhamaaday
B. Meel kaluu ku abuurmay (ilmuhu)!!!!
C. Biyihii waa ka dhamaadeen cunuga
D. Haddaan la qaleyn nooga saar isbitaalka
E. Iyada iyo ilmaha halakala badbaadsho
F. Mandheertii wey soo dhacday
Iyo hadalo kale been u badan,
1. Isagoo doonaya inuu qalo gabadha si uu U helo lacag,
2. Isagoo og in qaliinku uu Galaaftay Nolosha Hoyo iyo ilmo badan Iyo
3. Isagoo og in aysan jirin cid kala xisaabtameysa dilkaas joogtada ah
Taa oo maanta sababtay in Isbitaaladii isku badeleen kawaan lagu qasho haweenka iyo goob looga ganacsado dhiiga hooyada uurka leh si loo helo lacag.
arintaa waxaa ka dhashay in guri kasta laga dareemo mid dhaawacan iyo mid dhimatay
Waana arin u baahan in bulshadu ku baraarugto waxna iska weydiiso inta laga helayo iyo Maxkamad iyo Dowlad Dhexe oo xoog leh.
07/08/2024
QİSO JACEYL OO QOSOL BADAN ADAA YAABİ DONO MAR AQRİSO 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Fadlan like saar Page👉 arimaha jaceylka
Gabar iyo Wiil oo uu ka dhaxeeyay jaceyl dhab ah , mudo markay love isku ahaayeen ayaa gabdhii waxay bilawady inay sxbteed lasoo tashato, sxb teeda gabadhii ayee buufis iyo matoor saartay, waxay ku tiri sxbeey
wiilka maku jeclo hadii uu ku jecelyahay wuu kuu geeraari lahaa, iyadana waxay ugu jawaabtay mayaqaano geraar gacaliyaheega laakin aniga ayaa hubo wuu ijecelyahay si dhab ah ayuu ii jecelyahay,
waxaas kabax ayaa lagu yiri hada ku dheh isaga ii geeraar ama ima jeclid markaas ayaad kala ogaanee inuu ku jecelyahay iyo inkale, okee ayee tiri .
habeenki ay balan sanaayeen ayey ku tiri duqa ii geeraar weligaa iima geeraarin hadii kale waxaad wado waa beentaa ama waan kala hareenaa, wiilkii wuxuu yiri maba aqaano daacadi geeraar laakin maxaa iska galay jacaylkayga iyo geeraar? waxay tiri waa isku xiranyihiin laazim in aad ii geeraarto lee jirto caawa.
wiilki wuu yaabay wuxuuna isyiri inta uu jacaylkaaga geeraar xun aad ku weyn lahayd isku dhib camal ee geeraar ugu tuur, wuxuuna yiri calooshaada weyn iyo camankaaga kuus kuusan ayaan lacajabay ciida (carada) maacuntaa ar adiga ciida maa cuntaa kkkkk gabadhii way qeeylisay yaab
kulahaa mawaalatay adiga icaay maan ku dhahay mase i amaan kkkkkkkk wiilkii wuxuu yiri sow kuma dhihin ma aqaano geerar, gabadhi waxay go aan ku gaartay inaysan dhihin markale ii geeraar kkkkkkkkkk
ku dheh sxbka gerar aqonin 😂😂
21/07/2024
🎓🎓Congratulations on Graduation 🎓🎓 🏆
I share the joy of graduation with Daughter Aisha Khalifa who defended her graduation book.
Your success has come by the will of God through hard work, patience and patience during difficult times. I hope this will be an inspiration for you to take many steps forward in the near and far future, God willing.
From there, continue your efforts, and may God bless you with the knowledge you have learned.
Enjoy your day👏👏👏
Congratulations 🎓 Mabruk 🙏
🎓🎓Hambalyo Qalin-jabin 🎓🎓 🏆
Waxaan Farxada Qalin Jabinta La Qaybsanayaa gabadheyda Aisha khaliif oo difaacatey Buuggi qalin jabinta Jaamacada
Waxay guushaadani Idamka Allah Ka Sokow ku timid dedaal Badan, Dulqaad iyo Samir xiliya adkaa. waxaanan rajaynayaa inay tani Dhiirigalin kuugu noqoto talaaboyin badan oo aad h**e usii qaadi doonto Mustaqbalka dhaw iyo kan fogba Insha Allah.
Halkaas ka sii wad dedaalka ,Ilaahayna Hakuu Kugu Anfaco Cilmiga Aad Baratay Abti mcn.
Kunjeer Farax Maalintaada👏👏
Congratulation 🎓 Mabruuk🙏
20/07/2024
Nin Tuug Ah Ayaa Gabar Loo Guuriyey
Kadib Meel Bay Wada Dageen Labo Isbuuc
Markay Xaafada Dhisneyd Oo Ay Wixii
DadkuKeeneen La Cunaayey Bay Subaxdii
Danbe Naagtii Ku Tidhi War Istaag Noo
Soo Shaqeey ileenWaa Tuug Ee Xariiftan
ayuu Aaday Wuu Soo Xariiftamay Waa
Xariiftamay IknWaxba Waa Soo Heli
Waayey Xaafaddii Buu Iskaga Soo Laabtay
Galabtii, Wuxuu Arkay Xaafaddii Oo Ay
Hilib lyo Cunto Buuxdo Oo Alaab saa U
Daad Santahay markasuu Wuxu Ku Yidhi
Ooh Xppti Waxaan Intee Ka Keentay,
markasey Tidhi Xoolo Baadi ahoo Meesha
Marayey Baan Neef Kasoo Xaday oo inoo
qalayMarkasuu Intuu fiiriyey Ku Yidhi Indho
Isku Waaraayo Baan Leenahay xappti
Gabar ayaa la guursaday: kadib. habeenkii Arooska aya ninkeedii. ogaaday ineysan bikro aheyn, markaas. ayuu ku yiri: anigu qofna u sheegi. maayo, kuma kashifi doono, laakin. waan ku qarinaayaa oo waxa kuu ogolaanaya inaad gurigeyga ku. noolaato sagaal bilood ka dibna waan ku furayaa oo waxan dadka ku. odhanayaa waa is fahmi weyney Ikn. waxa shardi ah inaadan mudadaas. aniga io adiga isku soo dhawaanin. mudadii lagu heshiiyay waa ay. dhaaftay iyadoona cidna isku soo. dhawaan: Gabadhii alaabteedi ayay. soo uruurisay oo isku diyaarisay iney isk baxdo sidi ay ku hishiiyen bise ninkii
balse ninkii aya yimid guriga oo qolka ugu soo galay waxa u arkay iyada oo qolkeda dhex fadhido o sugeysa in u furo oo ay guriga ka baxdo, inta uu. soo dhawaaday ayuu dhegta ugu. sheegay oo uu ku yidhi waan ku. jeclahay xaaskeyga, waxa ay ugu.
jawaabtay: aaway heshiiska!!
wuxu yidhi sagaal bilood baan ku. dawanayay, waxaana maqlayay. oohintaada habeen iyo maalinba. waxaadna baryaysay Eebbe ilaahay. hanoo dambi dhaafee ilaahay. ducadaadii wuu aqbalay
02/07/2024
Waxa Ay Tiri:
[Wiil isoo doontay oo la'i siiyay, magaciisana Maxamed la yiraahdo, ayaa maalin ina soo booqday. Aniga iyo isaga uun baa qolka fadhiga ku sheekaysanaynay. Hooyaday oo doolshe iyo cabitaan sidda ayaa inta ay inoo soo gashay, alaabadii ay sidday miiska saartay, dabadeedna iska baxday oo hawlihii kale ee guriga dib ugu laabatay.
Gabal doolshe ah inta uu qaatay, buu afka gashaday.
Waxan ku iri: "Ma jeclaatay?"
Waxa uu yiri: "Aad bay u macdahay".
Aniga oo doonaya in uu isii jeclaado oo aanu gacantayda ka bixin, baan ku iri: "Gacantayda ayaan ku sameeyay".
Waxa uu ammaan ugu dhaqaaqay doolshadii, waxana uu iiga mahad celiyay iguna ammaanay xirfad wanaagsan xagga raashin karinta.
Markii uu baxay, baan hooyaday u tegay, weydiiyayna: "Hooyo, doolshada macaanta badan xaggeed ka keentay?"
Waxay tiri: "Maxamedaa keenay"]
Nuxurka sheekadu waxa weeye, beentu raad ma laha eh, weligaa runta ku faan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
