Umu-Ayman Primary&Secondry School

Umu-Ayman Primary&Secondry School

Share

Welcome to schoolka uma ayman perimey &

Photos from Umu-Ayman Primary&Secondry School's post 27/06/2026

Bismillaahiraxmaani Raxiim
Waxaa maanta si rasmi ah noogu bilaabanaya imtixaankii Final Exam-ka ugu dambeeyay ee sanad dugsiyeedkan. 📚
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda in ay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen muddadii waxbarashada, una galaan imtixaanka kalsooni iyo diyaar garow buuxa.
Waxaan uga mahadcelineynaa maamulka schoolka, macallimiinta, iyo waalidiinta dadaalka ay ku bixiyeen diyaarinta ardayda.
Guul ayaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda.
Dadaal maanta, guul berri.

Photos from Umu-Ayman Primary&Secondry School's post 14/06/2026

Ardayda birita imtixaanka geleysa shaahdiga dugsiga dhexe Allah idiin fududeeyo
Waxaan idin rajeynaa guul dhammaan ardayda soomaaliyeed iyo kugu schoolka uma ayman perimey and secondary

Photos from Umu-Ayman Primary&Secondry School's post 12/05/2026

Waxaa si rasmi ah uga furmay dugsiga school Uma ayman Primary and Secondary School tartanka kubadda cagta ee ardayda,
Kulankii furitaanka tartanka ayaa dhex maray iyo # boy ciyaarta uu si rasmi ah
Ugu badiyay kooxda somaali boy

Uma ayman Primary secondary school

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu