Midab Bile skin care
Mudanantenu Kowaad Waa Maqarkaga. Oo Cafimaad Qabo Soo Dhawow Macaamiil
Quruxdu waa safar 💫
Anaguna waan kula soconnaa 🌿
Midab Bile Skin Care 🤍
24/01/2026
Orange Enzymes Exfoliating Brightening Gel.
Waxyaabaha uu u wanaagsan yahay:
1Caddeyn iyo Nuur (Brightening
2Nadiifinta Daloolada (Deep Cleansing
3Nadiifinta Daloolada (Deep Cleansing):
Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.
18/01/2026
Dhalinyaro-nimo: Wuxuu caawiyaa inuu maqaarka adkeeyo si uusan dhaqso u laalaabmin (Firming effect).
Qoyaan Dheeraad ah: Wuxuu maqaarka ka dhigaa mid jilicsan oo aan diirka ka dhacaynin.
Iftiimin: Maaddooyinka ku jira waxay ka qayb qaataan in maqaarku midab siman yeesho.
Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.
https://vm.tiktok.com/ZMDB2uMng/
Face kaga waa passport marwalbo number 1 haku ahado skincare oo ey istic mali karan Rag iyo dumar so dhawow Macaamiil
Waa Double Serum Anti-Age ah
Adi iyo gabow iyo lablab waad is dey neysin hadda product digan aat isticmasho
Nagala so xiriir Number kan 619068585
15/01/2026
Waa sad serum moisturizer and mask night waa product wax badan ka cawinayo face ka daal
Iyo midka qayirmy
Lablabka leh wxaad ka leysah
Number kan nagala soo xiriir 619068585 u welcome 🙏 Macaamiil
20/10/2024
Soo dhawaada🥰🥰
Mudnanteena kowaad waa maqarkaaga cafimaad qabo so sodhawada macaamiil🥰🥰🥰🥰
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Km4
Mogadishu
2525
