RAXMO Rose

RAXMO Rose

Share

Halkaan Waa page keyga Saxda Ee Kheyrka Faafintiisa Nagu dhiirageli oo Follow Gare Pageka

Photos from RAXMO Rose's post 06/07/2026

-Caawa Gabdhku wa inoo yaala 10:00 habenimo iyo Portugal πŸ‡΅πŸ‡Ή iyo Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ
insha Allah Donn Guul πŸ’ͺ🏼πŸ’ͺ🏼πŸ’ͺ🏼

24/06/2026

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈ IM Back IM Back

23/06/2026

IM BACK IM BACK 2-Goals

Photos from RAXMO Rose's post 23/06/2026

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈ Cristiano Ronaldo Mar walba wa Ka ugu wangsan kubada cagta.
Half time
Portugal 3-0 usbakistan

Cawa super Hatric ayan kaasugeyna. Siuuuu

17/06/2026

Caawa Protugal 1-1 Dr Congo

insha Allah Wali laisma gaadhin ciyaaruhu wa galin dambe.

Waxan Hubaa in Portugal πŸ‡΅πŸ‡Ή WorldCup qaadi doonto.

Photos from RAXMO Rose's post 13/06/2026

🚨 Messi or Ronaldo

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈ Ashraf Hakimi, Ronaldo is the best of all time in football history.

γ‚š

13/06/2026

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈIshowspeed Oo Wacdaro kudhihey Mucaardki weyna ee Henery iyo Movich.

-Mar iyagu Falanqeynaya Ciyarihi Haben H**e Bilaame ee World Cupka Ayu so dhex isataagey Waxuna kudhahy Cristiano Ronaldo aya World Cup ku guuleysan doona, Waxaanad ku arkeysaan indhiihina oo shan ah Waxna k**a badali kartaa. πŸ™†πŸ™†πŸ™†πŸ™† Raganimo waa dhameyey. Siuuuuuuu πŸ†πŸ†πŸ†πŸŽ‰πŸŽ‰

13/06/2026

USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ IYO GOAT 🐐 KI OO CAGTA SOO DHIGEY INSHA ALLAH WAXAN RAJEYNAYNA IN AAN KOOBKA KALA HOOYANDOONO USA ANAGOO DABAAL DAGEYNA. πŸŽ‰πŸ€—πŸ₯°πŸ†πŸ†πŸ†πŸ†πŸ†.

10/06/2026

Ma ogtahay in Kingsly COMAN uu waayihiisa ciyaaraha oo dhan Sanad walba uu Sooqaadayey Horyaal.

10/06/2026

πŸ‡΅πŸ‡Ή Portugal πŸ†š Nigeria πŸ‡³πŸ‡¬
CAAWA Fiidka ciyaar aya jita.πŸŽ‰πŸŽ‰πŸ₯³

πŸ—“οΈ Wednesday, 10 June, 2026
⏰ GMT - 7:45
πŸ† International Friendly
🏟️ Estadio Dr Magalhaes Pessoa

Cristiano Ronaldo πŸ‘€

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu