Xal Dabiici Health
waxaan haynaa daawo dabiici ah OO tayo sare leh
DHAB AH GAAS-TAARIGA!
Ma ku daashay calool xanuun, gaas iyo dhibaatooyin kale?
Waxaan kuu haynaa dawooyin dabiici ah oo mudo kooban kaa ciribtiraya.
➡️ Alaab tayo leh oo la hubo!
📲 Nagala soo xiriir WhatsApp:
https://wa.me/+252614404845
* ’aan *
Zinc — Xalkaaga Caafimaadka
Ma dareemaysaa daal joogto ah? Maqaarka, timaha ama difaaca jirka ma daciifay?
- waa xalka!
Zinc wuxuu kaa caawinayaa:
Kor u qaadista difaaca jirka
Quruxda maqaarka, timaha & ciddiyaha
Kobcinta taranka iyo bacriminta
Dhiirigelinta aragga & koritaanka unugyada
Caafimaad guud oo dhamaystiran
Alaab la hubo, tayo sare leh!
xariir siaa udalbato
WhatsApp / +252614404845
CALCIUM – Ilaali Caafimaadka Lafahaaga! 👩🍼
Ma rabtaa carruurtaada in ay si caafimaad leh u koraan?
Mise waxaad tahay hooyo uur leh oo doonaysa in ilmahaaga uu helo koboc fiican iyo laf dhisme xoog leh?
Tiens Calcium: waa xalka dabiiciga ah ee:
✅Ka caawiya koritaanka lafaha & ilkaha carruurta
✅ Xoojiya maskaxda, tamarta & difaaca jirka
✅ U fiican hooyooyinka uurka leh si ay u helaan calcium ku filan oo ay la wadaagaan ilmahooda
✅ Yareeya lafo-xanuunka & daalka inta lagu jiro uurka
✅ Ilaaliya caafimaadka ilmaha uurka ku jira
Daawo dabiici ah, tayo sare leh, ammaan u ah carruurta iyo hooyooyinka labadaba!
Hadda bilow safarkaaga caafimaad – Ha sugin
/+252614404845
Waa mid kamid ah bukaanadeena ku caafimaaday daawooyinkena
Kaasoo u daala dhacaya xanuunka macaanka.
Alxamdulillaah 🤲 Ilaahay baa ku caafiye, daawooyinkena tayada sare leh ayaa ka ciribtiray xanuunka macaanka.
Walal, xanuunka macaanka hadaa ladhibantahay daawo wuu leeyahay, ee ha sugin hadda — bilaw safarkaaga caafimaad.
+252614404845
03/11/2025
waa___maxay sukor ama macaan?
Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor
Waxa uu qayb samaa labo qaybood
1. Midka baabi,iya qanjirka la yiraado ganaca(pancreas)
Badanaa waxaa uu kudhaca caruurta iyo dhalinyarada
2. Waxa uu badan yahay dadka da,da ah iyo dadka Waaweyn
1. Oon ama harad farabadan.
2. Kadi farabadan’
3. Dareen baahi ama dala.
4. Misan kisa oo is_ dhima
5. Cunaha oo dhibato ka dariimo
6. Kor cuncun.
7. Lugaha iyo gacmaha oo ka darimo jarayn ama lalemo.
8. Indhahoo caad ka fuulo .
Qaybta labad
1. Oon xad dhaf ah iyo kaadi xad dhaf ah..
2. Baahi xad dhaaf ah dhireed ah
3. Dareen ka yaraada iyo daal badan.
4. Indha oo caad ka fuulo.
5. Suxdinta lugaha iyo gacmaya
6. Nabraha jerkiisa oo reysan waaya
7. Misaankiisa oo si deg deg oo hoos u dhaca.
xanuunkan what's app kaan nagala soo xiriir
Whatsapp numberka wa.me/+252614404845 ama guji linkiga hoose
28/10/2025
Waa maxay calaamadaha lagu garto howlgabka qanjirka thyroid-ka?
Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu marayo xanuunkaaga, hadduu xanuunka uu muddo ku hayay waxaa dareemaysaa calaamado ka duwan markii uu kugu cusub yahay.
Calaamadaha oo la dareemo waxaa ugu horreeyo:
1- Caajis iyo daal (haweenka qaarkood, daal iyo tabar darri awgeed, markay xoogaa socdaan waa in ay nastaan oo ay fariistaan!!)
2- Qabowga oo aad dhibsatid ama xilliga qaboobaha oo caajiska aad kuugu bato.
3- Calool-fadhi
4- Miisaankaaga oo kordho adigoo aanan cunin cunto badan
5- Wajiga oo ku bararo ama aad dareento inuu buuxsan yahay ama daamankaaga ay buufsan yihiin.
6- Codka oo xabeeb yeesho khaasatan subaxyadii h**e (dadkaan waxay isku arkaan dhuunta oo bararan)
7- Murqo xanuun iyo tabardarri aadan si sahlan fadhiga uga istaagi karin illaa inaad wax qabsato ama aad afarta ku kacdo mooyee.
8- Kalagoysyo xanuun ama barar
9- Caadada oo kaa wareerto ama siyaado noqoto socodkeeda.
10- Tinta oo khafiifto ama inay kaa go'go'ayso aad dareento
11- Maqaarka jirkaaga oo boor boor yeesho ama qallayl noqdo
12- Hilmaan aadan horay u qabi jirin iyo caajis maskaxda ah.
13- Dilan soo noqnoqdo ama haweenta oo uur yeelan wayso wuu keenaa xanuunkaan.
13- Qanjirka oo soo kuusto ama bararo, qofkane uu dareemo in dhuunta laga ceejinayo.
F.G waxaan kugu caawin donaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan
Dawooyin herbal ah ama dabiici nagala soo xiriir whatsapp
wa.me/+252614404845
lasoo xiriir labarkan
F.G waxaan kugu caawin doonaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan
25/10/2025
WAA MAXAY XASAASIYAD?
Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan waxyeello u lahayn jidhka,
balse difaaca jirka uu umaleeyo walaxdaas mid dhib ku ku ah jirka sidaasna uu ula diriro,
Dabadeed dagaalkaas uu difaaca jirku qaadey ayey ka dhashaan inta badan calaamadaha xasaasiyada ee aad aragtàan.
■■■Waa maxay astaamaha□□□□□
Cuncun/ indhaha oo ilmeeyo
Hindhiso
Sanka oo dareera
Dareen daal badan ama xanuun
Finan
Darnaanta falgal xasaasiyada ayaa aad u kala duwan, waxaana jira
Calaamada khafiif ah oo aadan inta badan dareemeyn
Calaamada dhexdhexaad ah oo aad dareemi kartids sida hargabka oo kale
Calaamada daran oo aad raaxada kaaga qaadi kara
XAL AYAA LOO HELAY XASAASIYADA
EE👇
KAALAY ISKA CIRIBTIR XASAASIYADA
• Iyada oo lagu siin doono
TALOOYIN IYO
👉👉👉👉👉👉👉DAAWOYIN ORGANIC AH
OO ciribtiraaya gabi ahaanba xasaasiyada
F.G meelkasta oo aad joogto waa diyaar
laso xirir
wa.me/+252614404845 ama riix batoonka hoose
07/10/2025
CUDURKA GAASKA ama boog calooleedka.
Ma isku aragtaa ama ma dareentaa calaamadahaan mid ka mid ah
1: Calool xanuun
2- bog xanuun
3: Dibbiryo
4-daaco (aaryo caloosha ah )
5: Lalabbo ama matagid (Cuntada oo markaa aragto lalabo ku qabato gaar ahaan haddii dufan badan uu leeyahay)
6: Kuleel iyo Kor hur ( gaar ahaan calaacalaha ,cagaha iyo caloosha)
7: Af qallayl ama carabka oo dhabro yeesho
8: Hurdo xumo (Hurdada oo kaa qasan, qarow iyo naxitaan hurdada dhexdeeda ah.
7: Wadna garaac Aad u malayneysid inuu wadna qabad ku haayo markuu gaaska aad kugu kacsan yahay, wadna garaac iyo ma darentaa cadaadis feeraha ah maadaama hawada caloosha isku xirtay ay feeraha cadaadin karto).
8: Laab jeex (qofka oo cuntada uu cuno ama biyo kulul ku soo gadoomaan, oo afka ka dareemo qaraar iyo dhanaan isla socdo)
9: Warwareer (in miisaanka uu kaa lumayo markaa istaagtid ama jiifka aad ka soo fadhiisato)
Hadaba waxaan ku haynaa dawooyin dabiici ah mudo Kooban Kaaga ciribtiraayo gaastariiga Ku daashadey Nagala Soo xidhidh WhatsAppkaan
https://wa.me/+252614404845
DR YahYe
ORECARE'' mahan cady kaliya,waa xal cafimaad
Ila sooxariir Siaad uhesho caday dabiici ah OO cafimaadka afka ka dhigaya mid heer sare ah
ku jira Spirulina
1. Protein aad u badan (60–70%)
- Waxay dhistaa unugyada jirka
- Tamarta jirka ayay sare u qaadaa
2. Vitamin B complex
- B1, B2, B3, B6, B12
- Waxay caawiyaan dheefshiidka & shaqada maskaxda
3. Iron
- Ka hortag anemia (dhiig-yaraan)
- Waxay xoojisaa wareegga dhiigga
4. Calcium
- Lafaha & ilkaha ayuu xoojiyaa
- Wuxuu caawiyaa neefta & murqaha
5. Magnesium (Maagneesiyam)
- Waxay dejisaa murqaha iyo neerfaha
- Waxay caawisaa hurdada & nasashada
6. Potassium
- Waxay hagaajisaa cadaadiska dhiigga
- Waxay jirka ka ilaalisaa daalka & caajiska
7. Zinc
- Waxay xoojisaa difaaca jirka
- Waxay daweysaa finanka & caabuqyada
8. Chlorophyll (Cagaarka dhirta)
- Waxay nadiifisaa dhiigga
- Waxay xoojisaa habka dheefshiidka
Spirulina waa dawo dabiici ah oo buuxisa baahiyaha jirka — laga bilaabo difaac, nafaqo ilaa tamar!
Waxaa ku jira macdanaha & fiitamiino muhiim u ah caafimaadka qof walba.
maanta ila Soo xariir
*Dr YahYe*
*Maka cabaneysaa:*
1. Finanka
2. Haaraha
3. Nabraha
4. Salida wejiga
5. Awooda jirka oo yaraatay
6. Dheefshiidka oo caqabad kaa heysato
7. Daal fara badan
8. Calool olol
9. Alerjiga ama Xasaasiyadda
*Waxaan kuu heynaa daawo ku haboon oo dabiici ah taasoo kaa ciribtireysa.
*Haddaba haddii aad u baahan tahay Meel kasta aad joogta wee kugu imaanesaa ilasooxariir
Fadlan wixii faahfaahin ah ama dalab ah, igala soo xiriir linkigan hoose:
👉 wa.me/614404845
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Muqdisho
