Farah Beauty & Henna Salon

Farah Beauty & Henna Salon

Share

Beauty Salon - Hair Design - Henna Drawings - Make Up - Cosmetics - Hijab Fashion - Clothes - E.t.c. Welcome To Farah Beauty& Henna Salon

Kuso Dhawada Salonka Qurxinta & Cilansaarka Farax. اهلا وسهلا بكم سالون فرح للتجميل ورسومات حنة
Farah Güzellik & Henna Salon'una Hoşgeldiniz.

Photos from Farah Beauty & Henna Salon's post 12/09/2016

Ciidkom Mabruuuuk.... Ciidkom Saciiid.....
Waxaan ku wargelineynaa dhamaan macamiisha Sharafta leh ee
Farah Beauty and Henna Salon iney jiri doonto seddaxda maalin ugu horeyso ee Ciidul Adxaa Ikraam ama soo dhaweyn qaas ah oon ugu talo galnay macaamiisheena sharafta leh macmacaan isugu jira mid Soomaaliyeed iyo Turki intaba si aan farxadda ula wadaagno sidoo kalana tooda nala wadaagaan.

Kusoo dhawaada gacmo furan.
Farah Beauty & Henna Salon.
Ankara, Turkey

Photos 12/09/2016

‏ساعات وتشرق شمس يوم عرفه اللهم أجعلنا ممن لهم نصيب في الدعاء المستجاب وأرفع عنا البلاء وعظم لنا الجزاء وأجعلنا من السُعداء❤️."

عيد سعيد ❤️ عيد سعيد ❤️ عيد سعيد ❤️ عيد سعيد ❤️ عيد سعيد

Photos from Farah Beauty & Henna Salon's post 12/09/2016

Ciid Mubaarak Kullu Caam wa Antum Bikheyr.
Sannadkan kiisa kale Allah farxad iyo barwaaqo
nagu wada gaarsiiyo InshAllaah.
Mida Xigta kaalinta Farah Beauty & Henna Salon
meesha k**a maqna ka farxinta iyo qancinta
macaamiisheena sharafta leh inagoo ula diyaar ah
naqshado cusub oo kala duwan taaso sababi u noqon
doonta ineysan gacmahooda hijaabka hoos geshan.

Mar Labaad Ciid Saciid Kuna soo dhawaada Gacmo Furan
Farah Beauty And Henna Salaon
Ankara, Turkey...

Photos from Farah Beauty & Henna Salon's post 06/08/2016

Welcome to Farah Beauty & Henna Salon

Photos from Farah Beauty & Henna Salon's post 02/08/2016

We are sure you will leave with a big smile on your face. JUST VISIT US

Photos 17/07/2016

Pray for this country Cuz we share the pain and the relief with THEM the way they do to US.

Photos 13/07/2016
Photos 05/07/2016

- :) Ciid

Want your business to be the top-listed Hair Salon in Ankara?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Ankara